Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay Saaxiibkey XARBI oo deganaa xaafadda Hodan???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xassan Cali (Public user)

Unrecorded Date
Yaa arkay Saaxiibkey XARBI oo deganaa xaafadda Hodan???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadiito (Public user)

Unrecorded Date
walal wan ku salaamay xarbi makii ladhashay xaliimo sanjab oo dhigan jiray 1may ka soo hor jeedka guryaha kasabalbalaare waxayna daganaayeen ka soo horjeedka dugsigee macalin mustaf waxayna daris ahyeen cida carabta abyan iyo nuurcayn iyo haduu kaas yahay waxaa laygu sheegay inay joogaan keenya gabdhaha ladhashay ubah iyo waxay ku noolyihiin london. walashiis haliimo waxay joogtaa talyaaniga. marka aniga xaafada waan daganaan jiray. waxaan kaguray 1986