We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date FADLAN IGALA SOO XIRIIR EMAIL RUSHBBC@YAHOO.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaalkiis sanadkee ayaad dhigan jirtay j/daauud sare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal anaa dhigan jiray jenenka bat i what knew with year are you talkeng about
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date I Went to General Daauud? 89-90? anybody know Ahmed (( Alelaaye) iyo Husein (Roma)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 02, 2000 - 01:35 am Anigaa dhigan jirey jananka dhameyana 83/84. ee sheeg qofkaad ka rabtao
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 24, 2000 - 03:40 am aniga waxaan aqanaa gabar la dhaho fardoowza oo dhigan jirtey janandaa uud oo ilka cas leh hadii ay iyada tahay soo sheeg saaxiib, hariro@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 05, 2000 - 12:12 pm walaal waad salaamantihiin waxaan aad ugu faraxsanahey inaan is raadino aniga waxaax dhigan jiray jananka waxaan ka baxey sanadkii 83-84 waxaan ka xasuustaa dad faro badan.ee adinka maxaad ku diideen inaad magaciina soo sheegtaan si laydin fahmo mise waa dad cayaar ubaahan oo raba ineey waqtigooda nagu soo gaabshaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 10:27 am Anigaa garanaayo fardosa maxamed siyaad abaheed xamer jadiid soo ma dagano. aniga waxaan dhiganaayay janaral daud sare sanadkii 1990 fardoosa waa garanaayaa waxaan xasuustaa maalin anagoo schoolka markaan kasoo baxnay aniga iyo saxiibaday ayaa waxaan caynay fardoosa iyo saxiibteed ilaa schoolka waxaan kaga harnay jidka sodanka. maalintii danbe narkaan skoolkii nimid hesta calanka markay dhamaatay ayaan galaskii aadnay. macalinka bayologiga galaska casharka sharaxaayo ayaa waxaa soo galay fardoosa iyo macalin aniga iyo saaxiibaday macalinkii raacnay wuuna garaacay mardanbe fardoosa ma caayin. adiga saxiibteed maatahay aniga magacayga waa cabdul saxiibahayna waxaa ladhahaa cawil suldaan iyo maxamed nuur janaraal daud sare dhiganay 1990
|