We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date AWAY REER LAFOOLE IYO NAWAAXIGEEDA AYAAN BAAFINAYAA . Waxaan alkaan ka baafinayaa dhaamaan saxiibadey reer lafoole , fudinta beeraha , kulliyadda beerah , carbis , dhalinta kacaanka walaalayaalow waxaan rabaa in aad ila soo xiriirtaan anigoo ah khadro prof caalin gaar ahaan saaxiibadey qaaliga ah oo meel kawada dhalaanay . hibo , khadiijo , nafiiso , khadro , ilma gargareete, ilma xaashi , maryan ahmed macleesh , cawil , saleebaan carab , sayneb , yaasmiin qaadi ilma qaadi , ma koobi karo ee waxaan rabaa in aad ila soo xiriitaan hal qof oo reer lafoole ah waan la ahay intaan dagaalka dhacay dad cusub baaranayaa lee ee asxaabteydiyey soo baxa hadaad nooshihiin aniga filand ayaa ku noolahay adress kayga idiin qorayaa ila soo xiriira (murkaza tiva@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date khadra caalin waa ikan aniga oo ka mid aha reer lafoole waxana aan ahay yaasmiin qaaddi ila soo xirir meelkasta ood joogto halkan iigu soo qor yasma5@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: yaasmiin qaadi Yaasmiin abaayo waaan arkay fariintaadii qaaliga aheyd abaayo eimalkaaga waa ii shaqeyn waayey abaayo waxaan joogaa filand aad ayaan uga farxay qoraalkaaga abaayo Tel. 358407122458 please iga soo xiriir adiga halkee ku nooshay ii soo sheeg .By: khadra caalin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: yaasmiin qaadi Abaayo aniga khadra ah eimalkaygu waa hani@hotmail.com telefoonkaygana kor ayaan ku soo qoray eimalkayga soo sax . By : hani caalin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date KHADRA CAALIN ABAAYO WAAN HELAY FARIINTAADII IYO WELIBA TALOFOOMKAAGII MAANTA OO TAARIIDKHDU TAHAY 23SEPTEMBER MARKA WAAN KU SOO WICI DOOMAA ISLA MAANTA HADDII AILAHA AWOODA LIHI OGOLAADO MARKA MACAAN WAAN KU FARAXSANAHAY INAAN KU HELO. NABADAY YASMIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa salaaman tihii, Khadro caalin ma ku xasuusti laakinn walaasha aa si fiican u xasuustsaa,ani waxaa ahay maxamed keenyaati oo degenaan jireen xerada banaankiisa degenaayeen, haye yaasmiin,filsan iyo ayaan xagee ka dhaceen?..i hope they r well i'll e-mail both of take cares numerouno100@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 09:04 pm Nice to hear you people!!! Waan idin salaamay dhamaantiin!....Khadra iyo Yasmin....you remind me alot Wallaahi!...ardadeydii ayaad tihiin waxaan ka wadaa isku iskuul ayaan dhigan jirnay inkastoo aanan isku fasal ahayn!. Waxaan dhigan jiray "CAAM" Lafoole, waxaana ka mid ahaa Dhalinta kacaanka!...aad ayaan ugu faraxsanahay inaan helo akhbaartiina....dadkii xagee ku dambeeyeen?!...waa la kala lumay!...E-mailkeygana waa abdullahix@hotmail.com ku nool Finland (vantaa). Waad salaaman tihiin si kal iyo laab ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 17, 2000 - 12:30 am War reer Lafoole waan idin salaamay 100% "a decade" ayaan kala maqanahay reer Lafooloow "God bless you" meel walba ood joogtaanba!,,,, many of my friends who are died for the last ten years may Allah give them his mercy,,,,"aamiin... aamiin..aamiin). Waxaan halkan MAHAD BALAARAN uga soo jeedinayaa Khadra Caalin who has raised this issue "thanx Khadra for your effort coz you gave me chance to look for and find my friends back in Somalia who are always in my mind and in my heart... the place i grew up LAFOOLE". Yaa wax iiga sheegi kara meelaheey ku kala dambeeyeen asxaabteydii, guud ahaan Lafoole nawaaxigeeda, gaar ahaan KULEEJADA (dhalinta kacaanka) iyo agagaarkeeda, iyo waliba KULLIYADA(jaamacada)??? War dadkiinaanoow plz..plz..plz mar kale waxaan idin leeyahay contact me! and tell me more about "died ones and those who are a live still. Wabillahi towfiq.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 01, 2000 - 10:34 am hi ali yare thank you so much iam happy every day when i found someone from lafoole iam yasmin qaaddi isoo sheeg more about you. thank you so much
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 04, 2000 - 10:08 pm To: YASMIN Mahad balaaran Yasmin!...waan ku faraxsanahay akhbaartaada, nafta ka waran?...I hope well. Sidaan soo xusayba waxaan dhigan jiray Caam Lafoole,... adiga, Khadra, iyo Leyla waxaad ka mid tihiin dadka aan wali ka xasuusto deegaanka "Kulliyada" iyo waliba iskuulkaba, aniga 92 ayaan halkan soo galay right after markay "qabtii" dhacday waxaan u soo duulay Nairobi, halkaas oo aan ka soo aaday Finland. Leyla! what is she doing there?...she shouldn't be there sis.!....anyway wixii faahfaahin ah E-mailkaada ayaan kuugu soo diri doonaa hadii uu shaqeynaayo.
|