We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 26, 2001 - 11:45 am halkaan waxaan kabafinaya dhali8n yaradii moobileen cismaan waxaan rabaa inaan isbarano
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 26, 2001 - 11:48 am ar wuuw aniga waxaan jeclan jireyna gabadhoo boobileen cismaan ahan way qurux badneedna lakiin dagaladii aan kala dhuneyna hadaa taqaanid isoo sheega magaceeda waxaa ladhihi jireyna yasmiina
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 28, 2001 - 11:19 am asamu/caleykum sxb moobileen waxaa ahaa saxiibkeeyga qaaliga ahana ee hada meeel uu kudanbeeyeyna ma aqaano
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 05:15 pm moobileen cismaan reer cadeyga iyo galimow aniga aqaana iska warama waryaada wacaleykum waslama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 04:00 pm waxaan meeshaan ka radinayaa reer an daris ahayn oo moomlen ahaa oo macooda layiraahdo reer jamhuuriye adaad taqanin ama ad og tihiin meeshe jogaan ila socod siiya siba xasan yare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 04:29 pm to' fartuun marka hore wakusalameyna abaayo soo dhawoow dadka aad radineyso masii fahfahinkartana jamhuure waa laguu heyaye xafaduu dagana adigoo mahadsana hakuumacato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 06:07 pm ahmed waan ku salamay marka hore walaakis waxay dagnayen xafada toofiq walaakis hadad ka warantid e soo qur meeshaan waad mahad san tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 07:06 pm to.fartuun waxaan aqana jamhuriye wiilal ladhashey oo ladhaho shiine iyo aden moobileen hadeey yihiin kuwaas waa lagu helaya oo daganayeen dowfiiq gadashiisa haduu yahayna wacaley kum wasalam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 07:35 pm walaalkis ku salaamay waan gartay waa ayaga wad mahad san tahay e xakee ka helaa walalkis
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 10:21 am to fartuun wakusalameyna shiine waxuu jooga holanda aadena waxuu jooga italia talfoonkooda hadaa rabtid waa laguu helikara wacaleykum wasalam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 12:56 pm ahmed walalkis waxaan rabay xasan hadad e hele karto waat mahasan tahay walalkis sidaa iyo nabaday
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 07, 2001 - 02:03 pm to. fartuun abaayo xasan mahayo meel laga helikaro lakiin waa kuu radinaya iin sha alaha wacaleykum wasalam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 09, 2001 - 01:49 am Asalaamu caleykum MARKA HORE waad salaaman tihiin dhamaan reer moobleen cismaan maro cade.Aniga waxa aan ahey nin moobleen ah inkastoon xamar degenaa dakeena dhamaan waxa ay degan yihiin saarsaare malakaroor tixsiile moobleen iyo weliba gogoleymoobleem.Sanad walba waa tegi jirey.Arow waxaan idin weydiinayaa SHABOSHABO ma u xiisteen sida:-MASALO MASALAA LAGU FURAA MAASO WEEELKEEDEE......!!! aSALAAMU CALEYKUM yaa mowleen waxaan maqli jirey MOOBLEEN NIMAAN AHEYN MEEL BEELYAA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 11:50 am to' mudeey wlc sxb kusoo dhawoow bogan cida aa iskalaheena adiga intee joogtana hada waxaan kuleenahay kusoo dhawoow meeshan adigoo mudana wacaleykum wasalam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 01:30 am to:-ahmed Marka hore waad salaman tahey.marka xiga ma leedahey e-mail aan kaagala soo xiriiro.haddii kale igala soo xiriir mude20@zonnet.nl mude
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 02:11 pm waa idin salamey dhalinyro meeshaan sama maa lagu qabaana acuudiye waaba yaabeena
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 10:08 am asAMU/CALEYKUM MOOBKA WARKA HALA ISIIYO MAXAA ISUGUKIIN DHACAAYANA ANNIGA ABAGAALE CISMAANLEE AHAYNA MEESHANA MUDULOOD AHAAN AAN USOO BOOQDEYNA NABADEEYNA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 08:06 pm aslamu caleykum waa idinsalameyna dhamaan aqyaarta meesha soo gashey oo dhana aniga aa moobilen ahna cida ineey isabarato mafiicna lakiin la isma yaqaano hadaa la isbaranaya magaceeyga waa maxamed original from gololeeey moobileen intee kala joogtana aniga aduunkaan dhinaca kajoogna meesha hala idinka arkaheena macasalama
|