We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 27, 2001 - 04:38 am I am a Nebcaale lady and I would like to get to know my BROTHERS/SISTERS all over the world. I have never met someone who is Sabriye, Ciise and Axmed Nebcaale, I would like to know them. All Nebcaale are welcome and I am looking forward to hear from You all: nebcaale@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 01:58 pm nebcaale lady waan ku salaamey salaan kadib, ilmaheyga ayaa nemcaale ah reer c/dile ee adiga xagee ku nooshahay? anaga waxaan joognaa USA. halagaa helo war jaaw
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 08:58 am sacad siciid,Nibcaaliyo nacalloqabe qurdhaaliyo qooro buur,ayaanliyo ido la daaq,hilowliyo habartidhabe iwm
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 05:47 pm tan ilmaheedu nimcaale yihiin ma daaroodkii raqiiska noqdey ee hawiyaha guursadeybaa? naa nimcale lady ka bax meesha you cheap unknown hawiye thug. mooryaan yahay ureysa.my e-mail is jamhuuri@hotmail.com get out you dirty filthy sacad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 07:45 pm war heedhaha waa qaalid warka isiiyabal nimcaalihiina ma ahane dhoocishaas abtiyaasheey qabiilkooda darbiyada ku qorayso hade nin raadis baad tahay warkaada wuu cad yahay war nimcaale sacad siciid yaanan loo gafin waa dad la yaqaan inantaadaa hade ma raganimo dheeraad ah baa lagu gu soo sheegay nimcaale waa adiga darbiyada kusoo qoraye waa qaalid oo idin leh xushmad iyo kala danbayn wanaagsan =====> habargidir is the one guys!!!!!! peace and respect
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 10:01 pm ALI MOTHERFUCKER STOP THE B4 I YOUR FAQASH ASS AND LEAVE THOSE NIMCAALE PPL ALONE MOTHERFUCKER
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 08:47 pm waan ku salaamay, salaan kadib hadii aad tahay naag reer nimcaale maxaad isku qarin miyaadan magac lahayn? waa mida kale nimanka is qarinaya oo nimcaale ceynaya majiro qof gaara nimcaale hawiye iyo daarood ba waxaa ka dhashay dad magac leh. (eat your hearth out somali maryoolaey) waxaad tiri wali lama kulmin qof reer ahmed waxaan u malay in aad maqashay "cabdulaahi cadoow oo abashatoor ka ahaan jiray USA iyo cabdulaahi ciise oo ahaan ninkii calnka dhaliyay aas aaseyna SYL anbaashatoorna ka ahaan jiray sweden. walaal halnka ku ma soo koobi karo reer nimcaale. maxaanse ka xuma hay dadka qaaraarka hayo oo iska hadlaya. waxaa na loo yaqaan Nimcaalah Nuurada u eg. waxaan ku weydiinayaa adigu nimcaale yaad ka tahay? anigu waxaan ahay reer ali nimcaale. waxaana ku noolahay USA. nimcaale waa degaan badan yahaye xageed degtaan. ma reer mudig ayaad tahay, reer ethoapia ama reer konfur? anigu reer konfur ayaan ahay. waxaan kaloo kuu shegeyaa iska ilow ninka ku leh reer abtigay darbiyada ha ku soo qori maxaa yeelay markii hore ayaad u sheeg tay in aad rabto in aad la hadasho qof reer nimcaale. aduusan ahay maba u banaana in uu ka hadlo. Waana laguu yaqaan isagoo kale waa naag doon.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 05:18 am Hibo-awaale. walaashii jir oo joog. Si fiican ayaadna ugu jawaabtay, kuwaan oo aan edebta iyo maamuuska aan lahayn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 03:54 am waan idin salamay dhamaan! Afcaytamo doqon unbuu kuyaal. Hibo-awaale, sis ma is qarinaye,lakiin dadkan caytamayo baanan rabin in aan magaceyga siiyo, Cabdulahi ciise...nuur bidaar waan maqlay alaha unaxariistee,Cadowna waan maqlay. I just want to get to know some of my relative personaly.anigu Nimcaale iska dhalbaan ahay oo reer konfur ah,waxana kunoolahay Europe. Anonymous ilmahaaga cida bar.cidooda wax uga fiican majiree, hadiikale sideydoo kale beyraadingali ![]() Qalid nin raadis aa! anoo Ina adeerkey Garabkeyga taagan yahay, maxaan qashin adoo kale kala hadli.cacuudubilah, was that all that you could come up with.shaqo yeelo waxaan afarahaage aheen hasoo dhex galin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 04:15 am ALI Fooqol Aqli, Intaad GOOB SACAD soo gashay baad na leedahay kabax meesha, filty dirty waxaad rabtid sheeg, you don't belong here and you will never be. TANGA baan kuugu ogaa maxaa halkan kukeenay, ma cheap respondship kii ey ayeeydaa ku calaacantay baa halkan ku keenay? ![]() war orodoo Qaraarka ku haya darbiga ladhac.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 12:03 pm who
|