Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): WARDHIIGLEY (Qaaliga )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar

Saturday, January 27, 2001 - 05:34 pm
"WAA IDIN SALAAMAY DHAMAAN REER WARDHIIGLEY"

Waxaan rabaa in aan ogaado meesha ay kala joogaan dhalinyaradii reer wardhiigleey gar ahaan ciyaal Qaaliga halka ay kala joogaan iyo halkeey ku danbeeyeen.

Saaxibayaal hadii aad xasuusataan Saaqeey, Baabuji, Carbo, Xabeeb, Bare Cabdulahiboqol iyo dhamaan ciyaal Qaaliga oo aan magac yadooda halkaan u soo koobi karin. Saaxiib ama saaxiiba yaal kureeb magacaaga iyo halka aad joogto iyo waliba inta aad ka warqabto ciyaal Qaaliga halka ay kala joogaan.
Mahadsanid