Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin : Yaa arkay Khadiijo C/raxmaan yusuf iyo Walaasheed Nafiiso C/raxmaan oo Qabiilkooda yahay Abiskuul iyo Hibo Saleebaan Ahmed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadra caalin (Public user)

Unrecorded Date
Baafin Saxiibaday korku qoran qaalilga ah oo aan lahay muddo 9 sanno ah

qofkii yaqaanow ha la ii soo sheego aniga ku nool filand magacaygana la dhaho khadro caalin oo jamacadd lafoole dagnaan asxaabteyda ayaan lahay aan meel ku wadda barbarnay fadlan ila soo xiriirsiiya hadaad taqaanaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZIDANE

Unrecorded Date
Hi khadra, waa m/ed shariif iyo Caasha shariif oo jooga dalak Ingriiska, waxaa kale oo halkan joogta nafiisa c/raxmaan, Khadiijana waxay joogtaa
canada.

Fadlan nagala soo xiriir emailkan:maz74@hotmail.com

Wassalamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zidane Fan

Unrecorded Date
ZIDANE magacaa i dilay! Hello ina abti! Iska baafi dadkaaga.