We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan baafianyaaa saaxiibadey qaaliga ah oo aan muddo 9 sanno war iyo wacaan ka hayn qofkii yaqaan fadlan ila soo socsiiya hadaad taqaanaan aniga magacayga waxaa la dhahaa khadra caallin oo lafoole ku nooleyd gabdhahaa meel baan ku wadda barbaarnaey qofkii yaqaana ha ila soo socodkiiyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan aqaanaa dhalin yare badan oo Abaskuul ah. Waxaana kugu caawin karaa in aan kuu weydiiyo in ey yaqaaniin dadka aad baafineyso.. Asalaamu caleukum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: ilka yare Aboowe iga caawi in aad ii weydiisid khadiijo C/raxmaan kaaramandhe iyo walaasheed nafiiso ayaa abiskuul ah gabdhaha kale maha markaa ii waydii waxaana somaaliya ka dagnaayeen jamacadda lafoole aniga magacega waxaa la dhahaa khadra caalin filand ayaan daganahay waad mahadsnatahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi KHadra caalin waa M/ed shariif iyo CAASHA SHARIIF, NAFIISA c/raxmaan ayaa nala joogta. Waxaan joognaa london ingriiska> eMILKAYGA WAA MAZ74@HOTMAIL.COM
|