We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date SXB MAGACAYGA WAA CALI MAXAMED CALI JALA WAXAAN U BAAHANAHAY WARKIINA ILA SOO XIRIIRA WAXAAN DHIGAN JIRAY DUSIGAAS 84-86 IGALA SOO XIRIIR SHABAC@HOTMAIL.COM
|
| | Unrecorded Date sxb ardeydii dugsigii xoolaha waxaa ka mid ahaa nin adeerkay ah oo la yiraahdo timacade waqtiyadaasna dhigan jirey dugsiga qabiilkiisa waa majeerteen magaciisa runta ahna waxaa la oran jirey c/risaaq faarax laga yaabe inaad garanaysid wuxuuna hadda joogaa nairobi kenya
|
| | Unrecorded Date saaxiib waxaan dhigan jirey dugsigaas sanadihii 87-88 waxaan ahayn ardadii lagu bilaabay markey soo dhamaeysteen dugsigii sare markaan arkay e-mailkaaga oo ah shabac ayaan kuu maleeyey nin ila dhigan jirey oo saaxiibkey ahaa oo ladhihi jirey c/llahi adan shabac anyway kuma xasuusto nabadeey. reply. warxoolo@hotmail.com
|