We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAA CALI MAXAMED JIIS FADLAN HADII AAD TAQAANO C/XAKIIN IGALA SOO XIRIIR SHABAC@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiib wiilka aad sheegaysaa ma deganaa sarihii ruushka ee ka soo horjeeday isbitaalkii xooga mana kana baxay dugsiga sare ee banaadir kuna maray gurmadkiisa ciidanka badda ee baraawe hadii ay ay jawaabtaadu tahay haa waxaa sidoo kale raadinaaya saaxiib xasan mahamuod
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 10, 2000 - 10:31 am waaw war goormuu Faqashini habargidir noqday, isagoo dhulbahante ah baa noogu wardanbaysaye. Mida kale hadii laaska laga soo raro boos ma u haysaa aad dejiso.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 17, 2000 - 10:54 pm mh312 waxaaan filayaa ana waan aqaan ,SIDAM ma dhigan jiray? ka dibna Somali airlines ma u shaqayn jiray? haddaba waxaa kale oo raadinaya saaxiib kale oo la yiraahdo Bashiir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 04:49 pm MAGACAYGU WAA XASAN AFRICAN WAXAAN ISKU GALAAS AHAYN MUDO AFAR SANO AH CABDIXAKIIN MUUSE CUMAR WALAALAYAAL WAXAAD SHEEGAYSAAN WAA ISKU HALNIN WXUU DAGANAA SARAHA RUUSHKA, WUXUU KA BAXAY BANAADIR SARE WUXUU DHIGAN JIRAY SIIDAM,WUXUU U SHAQAYN JIRAY SOMALI AIRLINES HADII AAD HESHAAN AMA AAD TAQAANAAN FADLAN Ila soo xiriira WAXAA KA LOON RAADINAAYAA DHALIN YARADII KA BAXDAY DUGSIGA SARE EE BANAADIR GAAR AHAAN SANADKII 1985(GABDHO IYO WIILALBA. MAHADSANIDIIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 08:45 am anigaa kuu aqaan ninkaas c/xakiim this is my Email Husein0038@home.com hadaad rebto ilasooxiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 01:37 am Well husein haduu run sheegayo uu yaqaan arini wey isku dhamaatay oo isaga kala xiriira hadii kalese c/xakiim waa inaadeerkey hadana wuxuu degenyahay oo reer uu keleeyahay Minnesota,USA. Markaa igala soo xiriira fiqi2000@aol.com .....
|