We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 10:16 pm yaa yaqaan Sallaado cusmaan faarax (reer shoombi) oo aheeyd reer suuq bacaad oo markii iigu dambeeysey la iigu sheegay Italy.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 01:52 pm salaan kadib qofyahoo aniga horta ma'aqaan qofta aad raadineyso laakiin aad ayaan u tagi jiray suuq bacaad waxaana dukaan ku laheeyd walaashey oo aan ilmo abti nahay waxaa ladhihi jiray ubah ali max'ud. laakiin aniga gabar aan isku hooyo nahay ayaa c/lle galmaax eh waxaa laga ayaabaa in ay taqaano qofta aad raadineyso marka aniga ayaa kuu weydiin doono marka aan la hadlo waxeyna joogtaa walaashey yaaqshiid anigana usa marka sidaa ula soco. Illaahey hakuu sahlo qoftaas aad raadineyso. Aniga waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkeyga oo ah sidaa salma_jinow@yahoo.com ii soo nabad ahow walaalkiis by Rahmo A. Sh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 05:44 pm wallaal salma emailkaadu waxbaa kaqaldan adiga igala soo xiriir caafi2000@yahoo.com mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 02:48 pm salaan kadib emailkeyga waxba kama qaldana ee waa sax. usoo qor sidaan salma_jinow.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 15, 2001 - 03:37 am guulwade, waa ku salamay, waxaanna ku faraxsanahay inaan ugu yaraan ruuxaan aqaan magaciisa ku arko halkaan, waxaan kuu sheegaa in salaado ey italia ka tagtay keddibna swiss haddana laga yaabo iney ka sii gudubtay waana kuu soo heli karaa ee ii soo sheeg haddii weli rabtid waayo isku reeraan nahay oo cabdalle galmaaxaan isku nahay. faarax seefeeyna jaddowgeed waaye, sidaas & is maqal xiiso badan, emailkeyna waa: mao_africa@hotmail.com
|