Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA DHIGAN JIRAY SARE SAKHAAWADIIN QAYBTA SOOMAALIGA EE GELINKA DAMBE LA GELI JIRAY 88-90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED

Monday, February 05, 2001 - 04:40 am
Waxaan raadinayaa ardadii dhigan jirtay dugsiga Sare ee S/DIIN laga bilaabo 88-90ki.
Fadlan haddii aad aheyd arday, ama ardayad dhigan jiray, ama dhigan jirtay dugsiga sare ee S/DIIN fadlan ii soo sheeg, adigoo waliba ii soo sheegaya magacaaga iyo meesha aad joogto, magaceygu waa MAXAMED waxa aan degenahay dalka DENMARK.
haddii aadan dhigan jirin balse aad garaneyso arday xiligaas dhigan jiray fadlan ii soo sheeg.