We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN BAAFINAYAA XALIIMO C/DUCAALE AAN U MALEYNAYO INEY KU NOO SHAHAY DALKA USA. HADII AAD GARATAAN QOFTAAS IYADA AH AMA GABDAHEEDA, FADLAN ILA SOO SOCODSIIYA WAXAA RAADINEYSA GABAR LAYIRAADO SAHRA OO KUNOOL GOBOLKA LA DHAHO ESPOO WADANKA FINLAND MAHDSANID!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN BAAFINAYAA XALIIMA CABDI DUCAALE OO AAN MAQLAY INEY KU NOOSHAHAY WADANKA USA. WAXAYNA AHAYD REER KISMAAYO. WAXAY LEEDAHAY SADEX GABDHOOD OO LAKALA YIDHAAHDO SHAMSA, IJAABO IYO FAAYAREY. QABIILKEEDUN YAHAY DHULBAHANTE. FADLAN CIDII GARATA HA IGALA SOO XIDHIIDHO HALKAN. SACDIYA@GOPLAY.COM MAHADSANID
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sacdiyo walaal waa sida aad sheegtay halimo iyo shamso iyo faadumo yareey waxay ku nool yahiin dalka usa laakiin ijaabo waxa ay ku nooshahay dalka KENYA SIDII AAN KU OGAA WALAAL ANIGU WAXAA LA YIRAAHDAA ABSHIR WAXAANA REERKAAS AAD BAAFINAYSO WADAAGNAA QABIILKA DARISNA KISMAAYO WAAN KU AHAYN E MAILKAYGUNA WAA AADENH@YAAHOO.COM WALAALAY XITAA ANIGU WAAN U BAAHNAA CIWAANKOODA HADDI AAD HESHIDNA II SOO GUDBI WAANA ILA SOO XIRIIRI KARTAA WAXAANA AAD U JECLAANI LAHAA IN AAD II SOO SHEEGTID SACDIYADA AAD TAHAY WAXAA LAGA YAABAA IN AAN IS AQOONSANO SIDAA IYO NABAD GELYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date By sacdiya walaal abshir ugu horeyn waan ku salaamayaa. walaal waxdambe oo war ah maka heshay xaliimo iyo gabdheheeda?
|