Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA ARKAY FAADUMO ISLAAW MAHADALE (FAAY ISLAAW)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaalayaal waxaan halkan ka baafinayaa cid alaale cidii garaneeysa Faadumo Islaaw Mahadale oo loo yaqaan (Faay Islaaw)oo markii ugu dambeysay deganeyd London in aad igala soo xiriirtaan email-LUULM@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAX

Unrecorded Date
JAWAB

WAXAAN SAXIB LA AHAY XASAN ISLAW OON ISLA JOGI JIRNEY OMAN MARKA WAXAAN KUSIIN DONA XASAN
TALEFAKIAS EEIGALA SOO XIRIR BOGAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waad mahadsan tahay Max,walaal adiga ayaan jawaab kaa sugayaa ee fadlan ila soo xiriir si walbaba aad iyo aad ayaana kaaga mahad celinayaa waqtigaaga qaaliga ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shingaani

Tuesday, October 24, 2000 - 03:14 am
Asalaama caleykum aniga xata waxaan raadinayaa ismaciil isloow oo aan isku galaas aheyn dugsiga hoose dhexe yaasin cusmaan faay isloowna waan aqaanaa iyo layla isloow iyo dhamaan reer isloow oo degenaa jiirada foornada buuxe iyo waxey u dhexeeyeen bar italiya, fadal saaxiibkeey ismaaciil qofkii yaqaana ila soo xiriir sida ugu dhaqsaha badan ,.thnx,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aziza

Wednesday, October 25, 2000 - 04:06 am
aziza waryaahee waad waalantahay ee meeshu maha soomaali ee hadalkaaga ka fiirso faadu waa maxay qof kaa danaystay ayaad weli raadinaysaa jaaaw.....jaaw,,,,,,,