Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): DHAMAAAN ARDAYDII DUGSIGA SARE EE QAALID BIN WALIID KISMAAYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABSHIR (Public user)

Unrecorded Date

W axaaan baafinayaa dhamaan ardaydii dugsiga sare ee kismaayo ee qaalid binu waliid
ee sanadkii 1989/1989 iyo
sidaa iyo nabad gelyo
by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki (Public user)

Unrecorded Date
To Abshir.
saaxiib waan dhigan jiray dusigaas xataa markuu dugsiga hoose dhexe ahaa ee la oran jirey Jamaal Cabdinaasir,waxaana joogi jirey macmacaanka shineema ayaan hadii aad taqaanid marka wixii aqbaar ah ila soo xiriir.

By Zaki.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir (Public user)

Unrecorded Date
marka ugu horaysa zaki waa mahadsan tahay marka
xigana barasho wanaagsan anigu waxaan ahaa ardaydii markaa ka qalin jabisay waxaana iska jec-
laystay in aan xiriiriyo dhamaan ardaydii oo dhan
meel kasta ay kala joogaanba waxaana dhici karta
marka aan is wareysano in aan in garano marka si
aan gaar ugu shaykaysano ii reeb e mailkada aniga kula soo xiriiri doono hadii ilaahay idmo
sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Msaid (Public user)

Unrecorded Date

Asalaama Caleykum.

Abshir&Zaki

Waan idin salaamey salaan kadib waxaan ka mid ahaa ardeydii ka qalin jabisey Khalid binu waliid sanadkii 1984/1985,waxaana ahaa ardeydii markaas loo qaatey shaqadoodii qaranka(gurmadka)macalimiinta,waxaana macalin ka noqdey dugsiga hoose dhexe ee faanoole.
Marka sidaas iyo isla
Xiriirid Wanaagsan
waxaa leyga helaa
msaid@artic.net
Nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki (Public user)

Unrecorded Date
Salaamu Caleeykum.
Abshir iyo Msaid waan idin salaamay waadna ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad noo xiriirineysaan.

Walaalayaal waxaa la,iga helaa
Email zakariali@yahoo.com

By Zaki.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABSHIR (Public user)

Unrecorded Date
Walaalayaal marka ugu horaysa aad baad u mahadsan-
tihiin marka xiga Emailkiina waan helay aniguna
Emailkayga WAA APSHIR@hotmail.com
sidaa iyo isla xiriir wacan