Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN RAADINAYAA ARDAYDII DUGSIGA DHEXE EE XAAWO TAAKO 86-88
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdurahman Osman Bana (Public user)

Unrecorded Date
Waxaaan raadinayaa dhamaan ardaydii dugsiga dhexe ee xaawo taako ee sanadkii 1986-1989 iyo
sidaa iyo nabad gelyo
by : Cabduraxmaan Cusmaan Baana
suufi@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaawo taako (Public user)

Unrecorded Date
cacdiraxman cusmaan kii ayaan wax siku ahaayeen maad tahay ee huruwaa daganaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laba Dabaq (Public user)

Unrecorded Date
To: Abdurahman Osman Bana,

Waan ku salaamay marka hore mida xigta sxb waxaan rabnay in aad faahfaahin dheeraad ah ku dartid sida fasalka, iyo sanadkaad dhameesay haddii ay suurto gal tahay.

Saxiib ha ila yaabin sababtoo ah anigaba waxaa iga maqan dhalin yaro badan oo aan isku ciyaal Xaawo Taako ahayn marka faahfaahin dheeraad ku soo dar.

Sidaas iyo jawaab wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullah

magacayga waxaa la yiraa abdullahi maxamud axmed waxaana ku magac dheraa (KINKONG)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abudalahi Abkow

Unrecorded Date
TO. ABDIRAHMAN OSMAN BANA
SALAAN KA DIB ANIGA AYAA KU AQAAN ISKU GALAAS AYAN AHAYN HADDII AAD I XASSUUSAN KARTID MAGACYGANA WAA ABDULAHI IKAR ABKOW. HADDAN WAXAAN KU NOOLAHAY WADANKA DENMARK. WAXAAN KALE OO SIKU GALAAS AHAAN JIRNAY ABDULAHI ABDI NAAMUUS IYO KUWA KALE OO BADAN. Waraa abdirahman waxaan kuu rajeynaa sannad cusub oo wacan, rabadaan wanaagsan iyo ciid mubaarak.

Sidaas iyo...?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashaal

Unrecorded Date
This is a public posting area. If you do not have an account, enter

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIGERIA

Unrecorded Date
GUYZ KINGKONG SEE U AGAIN IN HERE, ABDURAHMAN OSMAN WAAN KU SALAAMAY EE ISKA WARAN .
MIDA KALE ADI IYO KING KONG INTEE ISKU GALAAS KA AHEEDEEN BEENTA MAA DEESID.
KING KONG WAXAY ISKU GALAAS AHAAYEEN CIRE, OOYAAYE,AFGOOYE,LIBAN GASHAN,MOHAMED ABSHIR,YOONIS GULEED ROOTI, KHAALID....GABDHAHANA WAXAAN XUSUUSTAA:MUNIRA,RODA,HIBAQ,SACDIYA ALI WARDHIIGLEEY,SAGAL,DANI,MILGO,DEEQA SAALAX,UBAX ADEN MOHAMED ALI .......
N.T.WAXAAN HILMAAMAY JIBRIIL MATHEMATICS......
KING KONG MA XASUUSATAA DADKAAN OO IDIL?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kinkong

Unrecorded Date
maraka hore wad salaama tihiin rer xoowo taako waxan jeclan inaan layga caawiyo dadka adrees yadoo qofkii haayo inuu ii soo diro OOYAAYE,AFGOOYE,LIBAN GASHAN,MOHAMED ABSHIR,YOONIS GULEED
ROOTI, KHAALID....GABDHAHANA WAXAAN
XUSUUSTAA:MUNIRA,RODA,HIBAQ,SACDIYA ALI
WARDHIIGLEEY,SAGAL,DANI,MILGO,DEEQA SAALAX,UBAX ADEN
MOHAMED ALI .......
N.T.WAXAAN HILMAAMAY JIBRIIL MATHEMATICS......
email kayga waa sidaan
adeeq73@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
sxb waan idin salaamey marka hore waxaana dhiganaayey iskuul haawo taako wana gartey marka hore abdirahmaan baana iyo sacdiyo ali mahamed abshir aniga waxaan marka hore kunoolaa mudo 8 sano ah nederland, hadana waxaan joogaa london waxaana iljooga dadbadan horta magaceyga waxaa ladhahaa hassan ali dirie, waxaa jir asna hassaan ali hassan oo jooga london iyo ndad badan sxb emailkeegu waa. shiilaale@.hotmail.com. you can in touch me there all my broand sis. see you next life sxb and i wish you all the best

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Unrecorded Date
WAAN IDIIN SALAAMEY SIDAAD U DHAN TIHIIN
WAXAAN DHIGANAAYEY XAAWO TAAKO SANADKII 1990 WAXAANA AHAA 7AAD
FADLAN HADII AAD GARANAYSAAN ARDAYDII ILA SOO XIRIIRI THAXZ
EMAIL-MACEEY@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ismaaciil

Unrecorded Date
waad wada salaamantihiin dhamaan ardaydii dhiganjirtay xaawo taako.walaalayaal waxaan dhigan jiray xaawo taako waxaana isku lood ahayn king koong oo aan ka xasuuto dhalinyarada aad magacooda soo sheegteen,waxaan baafinayaa ardaydii aan isku kalaaska aan ahayn Bashiir faruuray,ismaaciil,raxma oo ay walaalo ahaayeen bashiir iyo cabdi gaagaale, iyo waliba cidii kale oo aan isku kalaas ahayn oo dhan fadlan cidii garanaysa ha igala soo xiriiraan adareeskan
mohamedad@yahoo.com
wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luula

Unrecorded Date
Hi u all, ciyaal Xaawo Taak(l)o.
Aniga loodkii 85/86 ayaan ahaan lahaa ee todobaadkaygii ayaan hal sano boody oo schoolka ka bedeshay, so my friends and clasmates back then were; Idil Maxaméd, Yaasmiin Xuseen, Caaliya Abuukar, Amaal ?, Abaay Abuukar, Saxarla siciid, inta magacyadoosu iga dhumeen raali ahaada. Wiilashi waxaan ka xuxuutaa; C/shakuur (qaldaan), Caadil, Maxamed(shuluq), Abi(L)?, Saalax(dhibloow), etc.
Runtii aad ayaan ugu farxay markaan magacyada qaarkood gartay(inkasta oo aanan meelayn karin), waxaan dareemayaa in aan si ugu degay akhrinta aan messageyadiina akhriyay, waayo waxaan hubaa inaanu sanado badn the same stairs, chairs, toilets, etc, isticmaalay.
Allah bless u all.
I 'll check this page regularly.
MY eml is: luula89@hotmail.com .
Waxaan dhigan jiray fasalka B.
Waslmu calykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cire

Sunday, August 20, 2000 - 01:42 am
HI! 2 all Xaawo Taako ppl
King Kong wuz up Man? it had been long time bro..
A/rahman Bana thnx A million 4 this page. I'm glad I found my lozt friends. I think I remember U i was the big brother of the Twinz Xusien and Maxamuud.
Peace y'all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadia

Tuesday, October 03, 2000 - 11:53 am
waa salaman tihiin reer xaawo taako sida qaaliga ah ee aad isu xariirisaan meel kasta oo aad joogtaan, waxaan jecleystey inaa bogaan kuu qoro xasuus<class T> waxii dhigan jirey si qaas ah ayaad u salaman tihiin waxaana jeclahay inaan maqlo <bilan maxamed mahamuud iyo hibbaq iyo ubah aadan iyo faadumo yarey abyan iyo iwm> waxaana idiin soo qoreysa qoraalkan < sacdiya wardhigley> hadaad xasusatid kala soo xariir emailkan sadiawart@hotmail.com or lady37227@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamud

Tuesday, October 17, 2000 - 11:53 pm
hi 2 all u
cire salaan gaar ah odeygiis
dhamaan arday waa salaamantihiin
xaawo taako ayaan dhigan jirney fasalka(B)aniga(mohamud ahmed sheekh & mataankeyga xuseen & cire
hala idinka maqlo wararkiin
bye all u & take care guys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 03, 2001 - 09:59 am
hi maaxamuud i dont know u personally but i think u used 2 b da same class with my brother. Do u used 2 go 2 sheeq xassan barsame school. if yes i think u know my brother very well. (can you leave your email so da he can contact u)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

F amir

Friday, March 09, 2001 - 06:58 pm
Hi Guys,
I was student at Hawa tako. I was in class'B'.
I remember Ma`allim Aweys,A.Dagaal,Nurkey,Dini and others.My class was notorious for it`s mischieviousness.We had students like Jibril,Mohamed Abshir,Naima,yasmin, and others.
Hey guys,if you are out there,let`s start planning to have get togheter party sometime in the future insha allah.
Salaams

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Saturday, March 10, 2001 - 11:59 am
to.dhaman waad salaamantihiin.
aniga waxaanka mid ahaa ardeydii dhigan jirtay
xaawo taako, sanadkii 85 waxaana isku fasal ahayn
oo aan xasuustaa, maryan cali samatar, shariif
ducaale cumar cali, desta fisahaye, enow,
sahra maxamed gacal,ladan shariif osman,
walaalayaal aniga waxaan ku noolahay kuwait,aniga iyo kuwa kaleba oo areydaas ah waxaana jeclaan
lahaa inaan maqlo ardeydaas magacooda aan kor ku
soo sheegay inaan maqlo halkay joogaan.
aniga waxaa layga heli karaa,e-mail jellesahal@hotmail.com