Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Looking 4 sucaad maxamuud caydiid iyo filsamn mahmuud caydiid
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 10, 2001 - 07:45 am
oo markii iigu wardanbaysay la iigu sheegay uk plz cidii kawarhaysa fariin halkan ha iigu reebto mahadsanidiin waxay ahaayeen isaaq habarawel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nura

Monday, February 12, 2001 - 11:25 am
walaal waxaan umalaynayaa waan garanayaa
lakiin sicaday anaa meel aad kala xidhiidho kusiiinaya ciday habarawal kayihiin ama ciday is kudhawaayeen haday yihiin kuwaan garanayo
magaca famalka uunbaan gartay laakiin hablaha magaranayo hadii aan faahfaahin kaa helo anaa sidhaqso ah kuu soo siin

salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 06:08 pm
OK ABAAYO GABDHAHA DARIS AYAAN AHAYN WAXAAN ISLA DAGANAYN XAMAR WALAALAHOOD KAWAAWAYN MALADHAHAA IS MAHAAN IYO YAASMIIN AABAHOOD WAXAA LAGU NANAYSI JIRAY BULUX9ABAAYO HADII AAD GARANAYSID MEEL AAN KLA XIRIIRO ILA SOO SOCOD SII WAXAAN KU OGAA UK MAGACAYGA WAXAA LADHAHAA AMAL MARKA FADLAN FARIIN II REEB HADAY YIHIIN KU WAAN AQAAN IYO KUWO KALE THNX AND BYEEEEE