Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan radinayaa Layla Abdi Afrax(oo kunool Talyaaniga)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Sunday, February 11, 2001 - 12:11 pm
Marka hore waxaan mahad weyn ucelinayaa Somalinet
oo ufidisay cawinaad weyn dadweynaha Somaliyeed.

Wallalyaal waxaan radinayaa gabar layiraa Layla
Abdi Afrax oo kunool wadanka Talyaaniga.Gabadhaas qabiilkeedu waa Habargidir waxayna kasiitahay
Saleebaan.Aniga radinayo waxaa la,iyiraa Abdullahi
Abdi Dafar.Gabadhaas waxaydaganeeyd markii iigu danbaysay magalada Varanza.Hadii aad garanaysid ama aad dataqaanid gabadhaas adiga oo aad ugu mahadsan waxaad garsiisaa fartiintaan
waxaana laigala soo xariiri kara e-mail kayga hooskuqoran oo ah ddru_hill@hotmail.com
ama Dafar@everyday.com ama tel 46-703907851
Mahadsanidiin.