    suleeqa | Sunday, February 11, 2001 - 08:36 pm waa salaamantihin dhamaan rer sheekh xasan barsame, waxaan raadinayaa dhamaan ardaydii sheekh xasan barsame 1987-90 gaar ahaan galableyda. yaase ii sheegi kara meeshii ay ku danbeeyeen macalimiinteeni gaar ahaan macalinkii joqraafiga ee cumar ilkoos, macalin cawil ayaan ku arkay toronto canada, macalin cawil waa macalinkii fiisigiska hadaad xasuusataan. sidaas iyo is maqal wacan dhamaan reersheekh xasan barsame. |
    Anonymous | Monday, February 12, 2001 - 09:18 pm asalama caluykum walaal aad baan ugu farxay in aan aad sh.x.b dhigan jirtay THE BEST SCHOOL EVER.Laakiin anigu waxaan dhigan jiray subaxdii. halqof oo galabley ah ayaan aqaan laakiin, adigu subaxdii marna ma dhigatay?walaal hadaad dhigatay loodkee baad ahayd , dadkii baad xasuusataa,galaaskee baadna dhigan jirtay. WACALEYKUMA SALAAM YOUR SIS IN ISLAM |
    mahad | Tuesday, February 13, 2001 - 04:00 am SULEEQA WAA DHIGAN JIRAY SHEEKH XASAN BARSAME WAQTIGAS. DHALINYARADII WAX YARAA KA ARKAY ILAA HADDA. MARWO HAYAAN DACAR MAXAMED YAXYE MAXAMED INDHOWEYNE CABDULAHI SHIINO YOONIS CABDINASIR ILYAAS HODAN CAASHO HAARUUN WAXA KA XASUSATID WALASHIS AQBAARTOODA AAN KAA HELO. |
    suleeqa | Tuesday, February 20, 2001 - 03:06 pm dhamaantiin waad salaamantihiin reer sheekh x. barsame. anigu waxaan ahaa ardaydii galableyda foowan ilaa foontree, kadibna subaxley ayaan noqday bad ardayda aan arkay waxaa kamid ah liibaan siciid, cabdi samad cagey, cumar cige,oo dhamaantood galabley ahaa, subax leyna waxaan ka arkay caabi, iyo kuwo kale balse aan magacyadoodii iloobay waayo subaxley ayeey u badnaayeen. iyo macalin kii fiisikiska ee cawil walaalaya waan jeclahay inaan reer sheekha isla xiriirno gaar ahaan llodkayga oo dhan gaar ahaan galableyda 1987-90. sidaas iyo xirriir wanaagsan Mahad aboowe marwo iyo waan xasuustaa laakin waxaan umalaynayaa inay hal lood iga koreeyeen or laba lood maqaan. Mahad waad salaamantahay ee galaaskee dhiganeysay, anigu waxaan dhiganaayey galaaska T. |
    mahad | Thursday, February 22, 2001 - 07:22 am Suleeqa waa salamantahay walaal. aniga waxa isku galaas aheen hayaan, caasho, maxamed indhoweyne, dacar iyo ilyaas. suleeqa walaal cabdi-samad cagey waxaa ku maqlay maraykanka hadaa telefankiisa haysid isoo sheeg. marwo waxa ku maqlay denmark. |
    mahad | Thursday, February 22, 2001 - 07:23 am Suleeqa waa salamantahay walaal. aniga waxa isku galaas aheen hayaan, caasho, maxamed indhoweyne, dacar iyo ilyaas. suleeqa walaal cabdi-samad cagey waxaa ku maqlay maraykanka hadaa telefankiisa haysid isoo sheeg. marwo waxa ku maqlay denmark. |
    suleeqa | Sunday, February 25, 2001 - 06:16 pm haa aboowe mahad waad salaamantahay, cabdi samad cagay teleefoonkiisu waa, (404)299-7964 or (404)405-5601. wuxuuna joogaa Atlanta GA ee maraykanka sidaas iyo ismaqal xiiso leh. By Suleeqa |
    mahad | Friday, April 13, 2001 - 04:53 am thanks suleeqa sis |