Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA ARKAY ARDAYDI ISKULKI JANALDA'UUD EE MAGALADA HARGEYSA AMA MALCAMADI INJI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sabax

Monday, February 12, 2001 - 05:01 am
horta aad ayaan ugu faraxsanay inaan hely janis aan dadki aan isku ciyalka aheyn ku daydayo, marka hore waxan aha ciyalo iftin ee dunbuluq marka waxan daydayaya cabdiwahab oo dagana xafadi oktober imikana aan maqlay inu ku nolyay wadanka U.S.A iyo sabax cisman iyo hibo adan gacanlo iyo samira kalidilabe waxan idinka codsanay hadi aad garneysan qof dadka ka mid ah ina ii so shegtan idinko mahadsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Monday, February 12, 2001 - 05:21 am
waay isu dhacsantay wayoo aniguna ila waligay ayaan daydayayay ciyalkan isku xafada ahey waxan dagana birishki digdiglayada aktisa so please hahdad eryada daganayd ila soo xidhidha.walalo samira aniguba waan dhigan jiray iskulka aad shegayso waxana layidhada samiya bal hadad igarato ila so xidhidh