We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date haddii aad wax akhbaar ah ka heysaan iga soo xirira EMAIL BARQADLE@AOL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiibow waa ka xumahay inaan kuu sheegi karin ,laakiin adi ma ii heli kartaa reer mahamud afrax oo xawaadle ayagana ah bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal aniga laftigeeyga meel kuma ogi lakiin waxaa fakir igiliyaay magaca aad wadatiit sababtoo ah waxaan nahay isku magac hadana waxaan u maleynayaa ineynu nahay isku geed marka iisoo sheeg magacaada oo dhan waxaa leyga helaa E-MAIL BARKHADLE@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, July 01, 2000 - 03:39 pm TO-NINKA HASSAN U JAWAABEY waxaad sheegtey inaad adiga aad raadineyso reer- maxamuud afrax laakiin ma soo sheegin cida eey yihiin waxaa jira reer m.afr. oo ah Xawaadle iyo reer m.afr.oo ah Duduble. Aniga waxaan kuu heli karaa labadaba.
|