We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 01:11 pm Walaalayaal magacayga waxaa la yiraahdaa c/fataax, waxaan dhigan jiray dugsiga quraanka ee sh.calisuufi, gaar ahaan qaybtii macalin qaasim, waxaan jeclahay inaan hadalkooda maqlo, waxaan kaloo jeclaan lahaa inaan ogaado meesha ay ku danbeeyeen macalin Qaasin, iyo macallin Max'ed, fadlan iigu soo qor halka hadii aad wax war ah ka hayso. mahadsanidin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 11:17 am Hadii aad tahay ninka aan moodayo oo la yidhaah cabdi fataax oo ardayna kehaan jiray dugsiga hseekh madar waxaan filayaa inaan ku garanayo. runtii ma aqaan meesha dadka aad sheegaysaa joogaan laakiin waan ku soo slamaayaa waa nin reer sheekh madar ahan jiray oo ku garanaya Ciyaal kasa bal balaare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 11:43 am Realkassa: Saaxiib waanku salaamay salaan kadib aniga ma ahi ninka aad moodayso, magacayga waa sidaan kuu sheegay cabdifataax cabduqaadir, quraanka waxaan dhameeyay 1989 waxaa macallin ii ahaa macalin max'ed, macallin qaasim, iyo macallin daahir. aniga waxaan daganahay Ingriiska, magaalada Birmingham, waxaa London dagan Sh.cabdinaasir oo asagana macallin ka ahaa dugsiga. ninyahoow waxaa jira dhallinyaro badan oo dhigan jirtay dusiga kuwaas oo aan ku arkay London muddo hadda laga joogo 9 years, waxaa kamid ah Asad oo daganaa east london, C/khaaliq, marka walaal hadaad garanayso ila soo socodsii meesha ay joogaan iyo adigaba
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 12:01 pm Salaam waar ninyahow Cabdikhalaq waa walaalkay wuxuuna jooga Manchester,hadaad doonaysona igala soo xidhiidh emailkan Haybe75@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 05:45 am to arday aslaamu calaykum l000000l araday walaahi waxaa i soo xasuusisay waayo waayo aniga dugsiga sheekh cali sufi markaan dhigaanaayey adig ciyaal aa ahayd sababtoo waxaa ku soo qortay 1986-90 laakiin macalin maxamed wali waa joogay aan u malaynaa macalinkaygii u ahaa intuu ku danbeeyey kabiirna waxaa noo aha c/qaadir oo markaa kabiir ku dhahdid ciyaalka tumi jiray oo dhihi ilaah aa kabiir ah ha iigu wacin kabiir c/qaaadir iigu wac loooool c/xakiin sheekh ali suufi iyo khadiijo sheekh ali sufi iyo aan isla dhigan jirnay dugsiga maansha alaah khayr alaha siiyo macalin maxamed iyo c/qaadirba inta ay nagu saa'idiyeen wacalaykum wasalaam
|