Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa Yaqaan Abaadir oo reer Hoden(Ciyaal shiir-kalo) ahaa oo Markiisii hore Garmaney ku korey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukun (Public user)

Unrecorded Date
Qof kii yaqaan Abaadir oo ciyaal shiir kalo ahaa
oo corolo cad waden jirey.. markiisii horena ku korey Garmany.. walaal kiisana(Abshir) raadiyo Mogdisho qeeybta af Faransiska ka hadli jirey........

Hadaad taqaaniin waxaa la iigu sheegey Canada..
iigala soo xiriira

darwish7@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
TO: Ukun.

Duqa horta waan ka xumahay in aanan kuu sheegi karin qofka aad baafinaysid. Balse waxaan aad ugu qoslay markaad tiri Corollo cad wadan jiray !. Waxaad na soo xasuusinaysaa aduun-aduun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukun (Public user)

Unrecorded Date
To Ciiryaamo

Akhiyaarka ninka aan raadinayo wuxuu ahaa nin aan aad saaxiib u aheen, runtiina waa nasiib daro, waxa maanta nagu dhacay hadaan somali nahay...

Hadaad i rumeey saneey sid nin kaas waxaan saaxiib aheen mudo 8 sano ah.. waligeey na isma aanan waydiin qabiil keena... Hadana waxaa dhacdey inaad qof aaden raadin karin hadaaden qabiil kiisa aaden aqoon..

Waxaa hada la iigu sheegey isaga oo Canada galey..
mudo hore.. Marka Corollo cad waa til maanta kaliya oo aan ku til maami karo..

Raalina ka ahoow hadaan Corollo lagaa bililiqeeystey aan ku soo xusuusiyey.. Amba mideey dii nin baa hada Xamar ku wata.. oo hada nin raga isla ah...

By Ukun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Ukun

Saaxiib waa runtaa ! maanta hadaad dad baafinayso waa in aad adeegsataa qabiilkiisa, xaafada uu degenaan jiray iwm. Marka taas gar ayaan kugu siinayaa.

Tan ah Corolla Cad iyaduba waa tilmaam, marka saaxiib waxaan rajaynayaa in aad hesho saaxiibkaa aad raadinayso.

Corollo & Carsida waxaan lahayn meeye ? Insha Allah yomal aaqiro ayaa laguu keeni...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdielel (Public user)

Unrecorded Date
waryaa qofka aad ka hadleysaan waa my cousin abaadir omar abdule wuxuu joogaa canada hadaad rabtaan any details let me know

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukun (Public user)

Unrecorded Date
To Abdielel

Waan ku salaamey

Runtii war lagu farxo ayaad sheegtey, Abaadir waxaan aheen saxiib run ah, aad baan u raadinayey.

Marka fadlan isoo sii faah faahin badan, waan ku maqley Abaadir inuu joogo Canada, laakin waxaan waayey contact address-kiisa..

Waxaan kaa sugayaa war deg deg ah, noqo adigu ninkii isla xiriir siiyey laba qof oo 9 sano aan is areg oo saxiib run ah ahaan jirey..

Waad mahadsan tahay war aan kaahelo, waan xiiseenayaa inaan Abaadir helo addresskiisa..

Nabad galiyo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI EL EL (Public user)

Unrecorded Date
ukun waxaad ka helaysaa abaadir tel:416-66639656
ama 4400 jane str apt 1003
north york toronto ont
canada 3N 2K4

ILA SOO SOCODSII HADII AAD IS MAQASHAAN


YOURS ABDI EL EL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukun (Public user)

Unrecorded Date
TO Abdi ElEl

waan ku salaamey,runtii nin yahoow waxaan ku leeyahay aad baad u mahad san tahay. Runtii Abaadir wuxuu ahaa saaxiib keey wey, oo aan wax baden isla soo marney. Waxaan xusuutaa xamar markii dagaalduka dhaceen, ayaan waxaan u qaxay madiina, kadib waxaan go'aan saney inaan isgabaxno
Mogdisho..waxaan soo raadshey Abaadir, si aan ugu sheego inaan meesha isga qaxayo..Isaga iyo hooyadiis oo guriga jooga ayaan u imid oo u shegey inaan meesha ka tageeno.. ooaan kula taliyey..ineey iyaguna isaga tagaan meesha..Markaas baa iigu danbeeysey.. Waa leeygu sheegey Canada yar dhalin yara ah oo aay isku supermarket wax ka wada gaden jireen baa ii shegey..ninkii anoo adeereska ka qaaden buu iga tagey anoo safar ku maqan..

Hada waxaan la hadlayaa, markaan jaamacda ka tago oo iyagana soo toosaan.. Anigu waxaan joogaa Australia---Melbourne, marka waqtiga ayaa xoogaa kala gadisen...

Waad mahad san tahay mar labaad isoo sii magacaaga iyo E-mail kaaga aniga waxaad iga heleeysaa darwish7@hotmail.com

nabad galiyo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaalbuulo

Unrecorded Date
TO:ABIRDOONE


Saaxiib marka hore waan ku salaamay mar labaadka waxaan kuu rajaynayaa in aad ninkaad aad raadinayso aad hesho.

waxaanse aad ula yaabay beenta aad sheegayso markaad tiri ninkaas qabiilkiisa ma aqaan ABADIR soo kii dukaanka asli agteeda deganaa ma ahan oo buurnaa oo madoobaa soo ma ahan ninkaas qabiilkiisa cid aan garayn oo xafada deganayd ma jirto oo EELAY buu ahaa waliba kuwooda tuugsada adiga hadii aan kuqiyaasana dabcan waxaad tahay kii buurnaa oo jidcada agtiisa deganaa oo abshir QAAMEY la dhashay oo abaadir daba joogi jiray ninkaas abadir anaga isaga hal apartement ayaa noo dhaxaysa waana nin dhumay oo wuxuu noqday EELAAY xoriyad helay oo wadan reer galbeed ah jooga marka hadii aadan isagoo kale ahayn waxaan kugala talinayaa waligaa ha la xiriirin hana raadin sababtoo wax laga raadsho malaha waxaanse umalaynayaa la caqli baad tahay dabcan wa adigaa raadinayo awalna caqli xumo ayaad isku raacdeen baan oran karaa waxaase aad ugu qoslay magaca aad la baxday oo katarjumaya muuqaalkaagii sida aad ukayd oo ah UKUN runtii ukun waad ukayd oo calool wayn iyo caman buur buuranba waad lahayd iyo waliba futo balaaran
waxaan umalaynayaa in aan background fiican idinka hayo hadii loo baahdana intaa kabadan aan sii faah faahin karo
BY: CIYAALBUULO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi elel

Unrecorded Date
To:ciyaalbuulo
magacayga waxaa la yiraahdaa abdinasir waxaana ilma habreed nahay abaadir,kolay marka ugu horaysa anaga ma caytano,qof ala qofkii wax xun familkayga ka sheegana uma dulqaadano'
laakiin saaxiib waxaanfahmi waayey qof aan dhibaato haba yaraato aan kuu gaysanin inaad caadid waa arin aad u fool xun aana loo adkaysan karin(suppose) waxaan nahay EELAAY and very proud waana tuugsan jirnay laakiin gurigii uu abaadir deganaa iyo nolosha uu ku noolaa adiga iska dhaafee wixii qabiilkaada ah hadii laysu geeyo lacagtooda oo idil kuma nooleen.waxay kaa tahay maseer kula yaabi maayi saaxiib waayo waxaad deganayd buulada oo qashinka abaadir iyo soo turaan ayaad cunta ka baxbaxsan jirtay(it must be very hard for you seeing that kind of life and you couldnt do any thing about it.
markaa abaadir adigoo lacagtii mooriyaanka laguugu soo dhoofiyey ku timid dibada ayaaba hadlaaya waayo adigoo baadiyo lagaa keenin ayuu dibada joogay sidaa awgeed(ciil u dhimo saaxiib)
waayo waqtigaas somali maseer ayaad u dhiman lahayd
yours abdi elel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukun

Unrecorded Date
Waan Ku Salaamey Abdinasir...

Marka hore waxaan kuugu mahad celinayaa..suurto galintii aad suurto galisey..inaan aniga iyo Abaadir inaan wada xiriir no. Waan heley E-mail
kaagii.. Bishaan waxaan ku jirey Exams-kii marka iga raali ahoow hadaan jawaabta la soo daahay..

Raga kor ku caay tamaya.. Runtii aniga iyo iyaga waan isnaqaan, laakiin maxaay kuugu taal waxaay awoodi waayeen ineey Magacooda ku hadlaan,ama hadii aay afkaar qabaan aay ku dhiibtaan iyagoo afkooda ku hadlaya, aniguse magaranayo waxa ka galey message-ka aan meesha ku soo qortey, oo aheed runtii wax aan aniga igu cusbeen oo aan maalin kasta aan ka qeeyb qaato hadii aay caawineey so qofka isagu wax baafinaya.

Marabo inaan hada waqtiga isaga lumiyo - Hunqaacada aay meesha soo dhigeen.. Waxaase Balan kaaga qaadayaa dadka aan umaleeynayo ineey yihiin
Hadeey noqdaan, waase u badinayaa 90%, ineey raalin galin aay kuu soo diraan, dhihimayo Abaadir raali galiya, sabab too ah isagaba wuu yaqaan waxeey yihiin.

Marka Walaalkiis mar-labaad waad mahad san tahay,

Salaamu Aleykum