Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan halkaan ka baafinayaa ardaydii dhigan jirtay dugsiga sre ee 210ktobar intii u dhaxaysay 87--90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadra Shaakile

Friday, February 16, 2001 - 09:20 am
Walaalayaal magaceyga waxaa layiraa khadar shaakilo waxaan wax ka dhigan jiray dugsiga hoose iyo sare ee 21 oktobar marka waxaannii suurta gashay in aan bogaan u furo arday dii qaaliga aheed ee aan isla dhigan jirnay halkaas anigoo deganaa foornada 21oktobar agteeda waxaan ardaydaas hada ka arkay oo ila jooga wadanka aanjoogo Canab Xasan oo afiska deganeed KAARIYE MACOOW oo booltigniko deganaa iyo MMJ-SAylac oo waabari deganaa marka walaalayaal aan sameesano xiriir oo ha la is xiriiriyo si aan u lumin isbarashadii walal tinimo aniga waxaan deganahay wadanka danmark qofkii ii baahan ha igala soo xiriiro kshaakile72@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karkay

Tuesday, February 27, 2001 - 11:08 am
anigaa dhigan jiray dugsiga sare ee 21 october magacayga waxaa ladhahaa cabdikariin naaneysteydanaa waa kaarkay