We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAALIYAAL QOFKII KYIAAMDEY MAGAALDA GAALKACYO II GALA SOO XARIR EMAILKAAN OO AH FAISAL63@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Faisal... Anaa ka imid gaalkacyo.. Lakiin magaaladu waa dad baden tahaye adigu ku wee raadineeysaa.. Habar Gadir ama Cumar maxamud... mise niman kii anaga naga xoreeyey ee reer nugaal leed oo hada lagaba saari la yahay magaalada.. Aniga nin habarGidir ah baan ahey.. Marka war kee rabtaaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Faysal Walaal ninkaan ha u xanaaqin qabiilka meesha ku qoray, mana u malaynayno inuu yahay reer gaalkacyo. Markaa walaal soo dhawoow anaga ayaana ah reer gaalkacyo rasmi ah. Qabiilna ma kala nihin. Gaalkacyana reer gaalkacyo ayaa leh. We are the new generation. WE LOVE GALCAIO. WALIGAA YAMAYSKA MA KU DABAALATAY.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to; farxaan iyo cabdiwaaxid war maxaad dadka beenta ugu sheegaysaa ma galkacyo ayaan qabiil laga aqoon oowaaba meeshii uu qabiilku ka soo bilaamay oo soomaaliya oo inteeda kalena sumaysaysay ama genaratiion hore ahow ama mid danbe REERGALKACYO WAA REER GALKACYOrun sheeg
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaada dadka beenta ka daaya,Gaalkacyo waxaa leh ninkii ku dhashay . ee adinku is cadeeya. Hadii aad tihiin reer Gaalkacyo xaafadee daganaydayn. Yaameesku xagee kaga yaalaa magaalada ? macasala.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa siduu u sheegaye......inteynaan is cadeyn adigu ma Baraxleey baad ka timid mise barda cad? meesha war kale ma yaalee...... hadaa bardacad ka timid nadis, nadis dhalay iyo inankii baad tahay........ hadaad baraxleey ka timidna...eey eey dhalay inankiis baad tahay... xumaan ha u qaadan hadaan gaalkacyo ka imaan waa salaan ugu weyn ee la isaga salaamo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,ehe ,,,ehe ,,,ehe,, waa adinkaan BARAXLEEY iyo uun ka dhigay BARDACADE waar halkee lagu ilaaway FADHIYO xun iyo guryihii gaagaabnaa ee marinkii asakarta maansha waa lays asaraarayaa,, N-E-E-F-O-O-W-K-A-N-I-I-N-I
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waar maxaa kaagalay meesha aan ka imid . haddii aad tahay reer binu israa`iil najis najis dhalay baad tahay . haddii aad tahay reer wadajir ama baraxlay waxaad tahay rag rag dhalay. walaal xumaan ha uqaadan waa noo caadi. ee baro isda loo hadlo. good by, cawo iyo maalin Gaalkacyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Maxaa la toobad seegayaa!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aaway dadkii meesha ka lahaa reer Gaalkacyo maxaa idinku dhacay ma daruur quruntay baa idinku daŽday maad hadashaan.meel aan laga imaan lama sheegto ee lasoco haddii ceebtaano kale ayaa ka raacaysa. meel libaax soogal loŽ MAJOOGAYSO. Toobada rabi baa nagu leh waana lagama maarmaan weeye allaha natuso dhammanteen ee haddii aad cara rayso dadka lama afla gaadeeyo. macsalaama. mr. Gaalkacyo.cawo iyo maalin horseed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 12, 2000 - 11:04 am Gaalkacyoo xaal qaado dad aan dadkaagii ahayn ayaa af qurmoon kugu taagaya balse annaga ayaan taas yeelidoonin.Waxay magaaladu u qaybsantaa reer fircoon iyo reer ardul muminiin.Hadaba keebaad ku abtirsataa mise sheegato ayaad tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 13, 2000 - 09:59 pm dhamaantiin, salaa wacan, gaalkacyo waa ku dhashay laakiin anoo 2sano jira yaa la,iga soo kaxeeyay..balse oo xamar ku koray, i love gaalkacyo,...... laakiinse akhyaarta magaalada (( QAW)) maxaa war la,iiga siin waaye,!!!! waridkiin ala jineeeeeeeeee.. ka warama magaalda!! all the best peace and love........mj people...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 03:17 am To, Faizal asalaama caleykum waraxmatulaahi wa barakaatu salaantaas islaamaka,ka bacdi soo dhowoow anagaa reer galcaio ah we love galcaio. Waxaan intaa kudarayaa,saaxiibow waa ninka QOW isku magacaabey waxaan inaan ku garanayo ee sidaa laguula soo xiriir karaa? Waxaan kaloo rabaa dadka meeshaan cayda iyo aflagaadada la soo aadey iney la aadaan meesha xun oo ay kusoo ababeen oo ay waxaas oo quruna kala yimaadeen. Waxaan filayaa inaad hesheen jawaabtii idinku ha booneyd,waxaad u maleynaysaan inaad inaan la idiin jeedin laakiin allah ayaa idiin jeeda, warxmadana waxaa ka fiican war wanaagsan. wasalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu I L O V E G A L C A I O AND MUDUG ,AND ALL SOMALI PEOPLE.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 21, 2000 - 06:12 am aslama calaykum, kuligiin walaalayal anaa gaalkacyo ku dhashay waliba xaafada (israac) waxaan ahay gabar da, dhexe ah waliba gurigaan ku dhashay wali wuu ku yaal aad baana u jeclahay qof iiga sheekeya gaalkacyo waayo waxba kama aqaan waayo waxaan ku korat xamar marka fadlan waxaan maqlay gaalkacyo waa meel fiican waxaana jeclahay in aan dego isha allah marka , iiga soo sheekeya , asalama calaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 04:12 am TO. Hawa waan ku salaamayaa abaayo,waxaan kugu salaamayaa ASALAAMA CALEYKUM WA RAXMATULAAHI WA BARAKAATU,salaantaas qaaligaa kadib hawa,aniga ayaa kudhashay Galcaio,waliba xaafada israac,oo aad ku dhalatay,waxaan dhiga jiray Dugsigii Madarisada Carabta,laakiin markii danbe la oran jiray Dugsiga Uamadda. Waxaan ku dabaalan jiray yaraanteydii cirjiife iyo jeexdinta. Waxaan banooniga ku ciyaarijiray markaan yaraa wadadii u dheweyd xereda jiinyada, waxaan aad ujeclaa yaraanteydii gabar layiraahdo Hawa amaa iyadii tahay? Waliba gabadhaas isku Dugsi Quraan iyo isku Iskuul ayaan aheyn. waxaan umaleynayaa iney intaa kugu filan tahay,hadii aad xaafadaas aad sheegayso aad ku dhalatay sheeg magaceedii,ileyn waad ogtahoo dawladii Maxmed Siyaad ayaa magaca Israac ula baxdaye? Sidaas iyo nabad gelyo dhamaantiin reer Galcaio, I L O V E G A L C A I O
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 30, 2000 - 03:02 am TO- GALA ERI: sxb waa ku salaamay mida ugu qaalisan ee islamka isku salaamaan. Hadaba walaal waa inankii reer qaw ahaaye, waxaa iiga warantaa xaaladaada iyo caafimaadkaaga marka ugu horeysa , inta aanan kuu war kugu wareerin, sxb hadaan isaga kaa waramo, waxaan ku dhashay magaalada gaalkacyo, balse kuma caqliyaysan sababtoo xamar yaa ku korey... dee sxb miyaadan qaw war iiga siineyn, saan maqlay gaalkacyo waa wada qaxar miiran iyo af-miishaarlayaal.. rageeedii""" in the heart of the QAW jungle, i searched for women who didn't want to be found. the journey would change my life. Down to the last day, even the last hour now.I'm an young man, lonely and unloved, sick and hurting and tired of living.I'm ready for hereafter to be better than this., sorry, will be back!!!!time is running i gtg fells,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 30, 2000 - 03:32 am I own the tall glassbuilding in which i sit, and ninety-seven percent of the company housed in it, and the land around it half a mile in three direction, and the two thousand people who work there , and the pipeline under the land that brings gas to the building from my field in QAW to bosaaso, I own the untility lines that deliver electricity,and I leased the satelite unseen mile above by which I once barked commands to my empire flung far around the world.I once owned all the appropriate yatchts and ships and jets in the boosaaso sea upto raas casseyr to kismaayo to ceelmacaan----- unlimited journey. The money is the root of misery. thankz all of you enjoying my stroy.... I will be back! I will be back! byee galkacyo@@@@ I will be back! I will be back!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 05, 2000 - 12:17 am TO; From-Qow Saaxiib waxaan kugu salaamayaa asalaama caleykum wa raxmatulaahi wa barakaatu.Salaantaas aadka u qiimaha badan kabacdi.Waan ku farxay inaan warkaaga helo.Galcaio hadaan kaaga waramo way wanaagsan tahay,dadka kunoolna hada intaan ka warhayo way fiican yihiin allah ayaa mahad leh. War nin yahow qow ahi intaas ayaan war ka hayaa wadankii, laakiin waxaan ku weydiiyey walaalow fariid sanidaa, waxaad tahay ni wanaagsan waxaan umalaynayaa inaad nin yar tahay sababtoo ah intaad wax is weydiiso ayaad isaga jawaabeysaa. intaas waa iga kaftan walaalnimo.Sidaas iyo nabad gelyo maxaadse adigu war heysaa? Waxaan dhamaan reer galcaio balan inoo ah in wax labarto,waxna latabcado oo lashaqeysto,si nafteena iyo dadkeenaba aan wax utarno. Waxaan kaloo idin xusuusinayaa mar allah cabsidiisa. W E L O V E G A L C A I O
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 10:23 pm To-GALA ERI Walaal aad yad u mahadsantahay salaanta muslinimo aad iigu soo salaatay, anigana sidaas iyo si wanaagsan yaan kuu salaamay. Sxb wax war ah mahayo sababtoo ah gaalkacyo still is our own hand.Fadlan sxb imisaa sano yaa gaalkacyo joogtay?Balse miyaa raacsan tahay dowlada cusub- xaalku waa isku qasan yahay sababtoo ah reer puntland hal meel ma wada raacsana, mida aan ka baqayo waxay tahay inaynu dhexdeena islayno. Gacalka maxaase kula tali laheyd reer puntland hadaynu nahnay? waa sidaa sheegtay aniga nin yar yaan ahay..... balse ma,ogtahay reer muduggeena 10sano haduu jirsado waa nin reer dhaqan kara. ..lol* sxb ma,iimacneen kartaa GALA ERI) all the best galkacyo boyzzzzz((( wax ha labarto hana la shaqaysto , fadhigana kakaca, hana naqonina xoolo foofay oo naq ka dhargay i mean lacagta cayrta ah oo lasiiyo dadka yurubta jooga or whatever they are hala iskadaayo oo shaqaysta waxna barta waridkiin alle jineeeeye(((( thnkz gala eri oo arintaas soo jeediyay!! byeeeee we love all the mj in house... by- from-qow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 04:33 am To: From-Qow Waxaan kugu salaamayaa aslaama caleykum wa raxmatulah,salaan kadib waad ku mahad santahay jawaabtaada qiimaha iyo qaayaha badan.Waxaan umalaynayaa inaad ku qanci doonto su,aalahaaga jawaabahooda inta aan kagarto. Waxaan umalaynayaa hadii aad iisheegtay inaad reer galcaio tahay inaadan ubaahneyn,inaan kuu macneeya GALA-ERI,laakiin maadaam aad iisheegtay inaad nin yar tahay waan kuu sheegayaa: GAL-ERI wuxuu ahaa allaha u naxriistee geesi ku caan baxay ladagaalankii gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska,kuna caanbaxay geesinimo,gaaladuna ay ka cararaan meesha uu kadagaalamayo.wuxuuna ku aasan yahay ama uu ku duugan yahay Waqooyiga magaalada Galcaio,waxaan Galcaio iyo joogay ilaa iyo intii dagaalka ka horeysey.Waxaan kuu sheegayaa oo kale saaxiib reer Puntland kuma kala qeybsana arimaha ka socda carta, mana jirto dhibaato ama dagaal laga baqayo,allahna hanadhaafiyo wixii shar ah,shirka carta ama Djabuuti hadaad ogtahay walaalkayow waxa soo qaban qaabiyey ama ka soo shaqeeyey reer Puntland,laakiin talooyinkoodii iyo waxii ay ku taliyyenba waa la iska tuurey taasina waxay keentay in reer Puntland ay taageeradoodii la noqdaan waxayna mar walba diyaar uyihiin wixii umada soomaaliyeed dan u ah laakiin yeeli meyno wax aan noo qalmin ama aanan xaq u lahayn in nalaku sasabo.waxaad ogaataa walaalkayow,horumarka ay gaartey Puntland intii koonfurta soomaaliya ay dagaaladu ka socdeen waa taas mida aan walaalaha soomaaliyeed had iyo goor ugu yeerayno hadey diidaan "TALA WALAAL DIIDE TURAANURO MA HURO"waxaan umalaeynayaa iney intaas maanta kugu filan tahay.waxaan kaloo kuu sheegayaa walaakayow inaan leenahay Isimo sharaf badan oo ku caan baxay iney habeyn iyo maalin ka shaqeeyaan horumarka dadkooda,ogowna umadda reer Puntland iney yahiin ad walaalo wad dhashay ogna dantooda iyo horumarkoodu waxa uu kujiro. Waligaana ogow iney dadkaanu ahaan jireen dad ilbaxanimo iyoxadaarad ismaamul iyo kala danbeyn ay waligood lahaayeen.waxaan dhamaan reer Galcaio ku waaninayaa allah cabsidii iyo in magaaldii iyo dhamaan dhulkii uu na sugayo wax halasoo barto,dhaqaalana dhulkii halagula noqdo,sidaas iyo nabdgelyo wasalaama caleykum wa raxmatulaah. W E L O V E G A L C A I O AND PUNTLAND AND ALL SOMALIA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 26, 2000 - 06:15 pm To:Gala-eri, waxaan kugu salaamayaa aslaamu alleykum waraxmatullaahi wabarakaatu, walaal salaan wacan, bacdi salaan. sxb aad ayaad umahadsantahay runtii sida qiimaha sharafta leh aad iigu soo jawaabtay walaalkayow. balse maanta waxweyn yaa iga dhaadhicisay runtii. Hormarka ay gaartay PUNLAND waa mid ay ku gaareyn kala dambeyn iyo ismaqal, walaahi sxb.. iinsha allah waanu ku naqondoonaa dhulkii aynu ku dhalanay hadii alle idmo. sxbkayow walee waxaa tahay nin smart ah runtii, hadookale Galcio yaa ligaaga baahan yahay, balse rageedii yaa kaaga horeeya caqli iyo maahmaahyo ku fadhiya iyo xeelad. Walaalkayow galcio anoo 2sano jir ah yaa iigu dambaysay, koleyba waan tagi doonaa iinsha alaah, laakiin ma,iisheegi kartaa meesha aadka u shidan ama xaafadaha. Punland 4ever!! sxbkayow iga raali ahow waan kaa soo daahay runtii, sababtoo yara yaan iska mashquulsanaa, walaalkayow wixii wara ah aynu kala helno-- isma dhaafno, have good time-----little joke: hada kahor nin cida ah reer MJ yaa waxuu tagay maqaayad ay leeyihiin reer HGB, isgoo cambuulo raadis ah , markaa suu dalbaday bahashii iyada aheyd oo aadka u dhuusada badneyd, kadib ninkii waiterka ahaa yaa ku dhawaaqay war ninkii reer hebel ahaa bahashii soo siiya heee , isagoo aad u dhawaaqaya oo dadka maqashiinaya, NInkii reer MJ ahaa cagaha yuu wax kadayay((ninkaas maxuu usoo dhuuntay iyo ceebta meesha ka raacday" sxb arrintaas oo kale cida yaysan ku dhicin.....lol, isma dhaafno gacalka byeeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 25, 2001 - 02:13 am TO,FROM-QOW Waxaan kugu salaamayaa A A W WABARAKAATU. Intaa kadib walaalkayow waan ka xumahay inaan jawaabta kaala soo daaho. nin yahow ha baqin PUNTLAND AMA GALCAIO meeshaad ka gashaba waa caano iyo nabad,waxaan urjeynayaa umada soomaaliyeed dhamaantood sidaa iyo si kasii fiican, Arinta ka dhacdey makhaayada in galcaio waxaan u malaynayaa iney kaftan tahay sababtoo ah waxaan weydiiyey dad badan oo waaweyn oo muda hore ku noolaa galcaio,run ahaantii sidaad u ogtahay reer galcaio ma,aha dad xaasidiin ah sid lagu tilmaamo dad yow fara oo degen magaalooyin kale,waa dad kaftama, oo hadla,oo aan hadalka la baqin,runtana ka gaban,taas ayaa waxay keentay in waxyaalo badan oo ay ku kaftamaan laga dhigo run. Qow,sxb waxaan filayaa in aan isku dayey inaan jawaab uhelo su, aalahaagii aadna ku qanci doontid. LAAKIIN SXB WAXAAN KU WEYDIIYEY GABADHII XAAWA AHEYD XAGEE KA BAXDEY? Hawa war kaaga ha lahelo. MR.QOW RU AHAANTII WAXAAD TAHAY NIN YAR OO AFTAHANA,LAAKIIN WAXAAN U BAAHNAAN LAHAA HADII AY KULA JOOGAAN DAD REER GALCAIO AH INAAN IYAGANA AAN LA SHEEKEYSTO. MAHADSANID. Sidaa iyo nabad gelyo wasalama aleykum.
|