    Caaqil kismaayo (Public user) | Unrecorded Date maxaa idinku dhacay dhamaan dhalinyadaa reer kismaaayo oo aad isaga war hayni waydeen oo aad u samaysani waydeen meel aan ku kulano oo aan isaga war qabno oo laisku ogaado qof kasta halka uu joogo xaaladiisa waxa ay yahay oo manta ma ilaawin miyaa kismaayo kistaa waxii reer xamarka iyo dhamaaan waxa xaga ka ah ay nagu tilmaami jireen marka aniga waxa doonayaa in aan sameeyo meel aan ku kulano cidii diyaar ah iyo wixii fikradiina ah halka aan marka hore isaga dhiibano sidaa iyo nabadgelyo caaqil kismaayo |
    Zaki (Public user) | Unrecorded Date To Caaqil Kismaayo. Horta aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad dadka u xariirineyso waana wax loo baahan yahay in wixii fikrad ah la is dhaafsado laakiinse waxaa ila wanaagsan in aad meel kale u guurto waayo meeshan waa meel baafin. Mida kale Caaqil waxaan ahay qofkii raadinaayey Murwo Xaaji Maxamed Gabax oo reer Kismaayo ah walina jawaab ayaan kaa sugayaa ee fadlan hadii aad garaneeysid meel ay ku sugan tahay ila soo xiriir aad iyo aad ayaan ugu baahanahay.mahadsanid By Zaki. |
    SAID | Unrecorded Date ABDI RUNTII WAA ARIN WANAAG SAN WAAYE IN LA IS XIRIIRIYO AMA LAISKA WAR QABO OO WIXII FIGRADO AH LAISWEEDAAR SADO WAAN KUUGU RAAC SANAHAY |
    mahamed | Wednesday, September 06, 2000 - 12:11 pm mahamed qaasim xaji warsame waa arin aad iyoaad u wanaan sanwalaalayaal in lawada xiriiro waana ku farax sahahay waadna ku mahad san tihiin |
    digool | Thursday, September 07, 2000 - 03:32 am aniga waxaan rabaa in aan xiriirno waxii dhalin yaro oo reer kismaayo ah waayo aad iyo ayuu umahadsan yahay aqil waayo waa loobaahan yahay in aan wada xiriirno dhamaan dhalinyarada oodhan meel kasto ee joogaan aqayaaray aniga waxaa dagnaa xaafada faanoole waxaa digan jiray iskool faanoole iyo cabdi yare oo en gelishka ahaa waxii aqbaar dhamaan waxaan rabnaa in aan wda xiriirno saaxiib yaal aniga 10 sano wali qof rer kismaayo ma arkinb aanis laxariirno bay bay |
    Omaretto | Thursday, September 07, 2000 - 06:38 am Hej Cakil...waxan ku wedinaja will la nohoo Aden Lycki oo kisimaya ah!!! Omaretto |
    Xamdi | Thursday, September 07, 2000 - 06:47 am Waa ku faraxsanahay reer kismaayo ku danbeysa kismaayo jecel in ey weli jirto waayo waxaa nala dhaha in aan nahay dad xun oo is jecleen xasidina ah taaso ah mid ey nagaga been abuurteen kuwa ka taliya xumaanta dad is jecel waayo dad walbaba wey leeyihiin dad fican iyo kuwa xun hadey la kulmeen kuwa xun aan muujino kuweena fiican |
    saleemaan | Friday, September 08, 2000 - 04:20 am aqayaray waad mahadsantiin waxaan ku farax sanahay in rer kismaayo wada xariiraayaan maanto waayo dhalin yarada rer xamarka waxay nadhahaan rer kismaayoodka isma jaclaan waayo maxaa naga yaqaanaan ayagoo qaxooti ah ayaa noo imaadeen ilaa hada waxay dhahaan kismaayo waa magaalo fiican waxay leedahay bad fiican sidoo kale mustaqbalka waan dageenaa waayo runtii kismaayo magaalo fiican bee nooaheed waan nalooga cayaaray laakiin saan maku saconeeso inshalah aqayaaray aaway shaleemo aaway xeebteeni sory bay bay |
    Mukha | Friday, September 08, 2000 - 04:51 am Waryaada reer Kissima, se tihiin?...dhegeysta meeshaan waa meel loogu talo galay baafinta laakiin waxaa jirta meel haddaba ay ku wada kulmaan reer Kissima ee meeshas imaada, jidka aad soo marayso aan idiin sheego. Somalinet...Discussion....Beelaha Somaliyeed.....Somalia.......Kissima, and you are there, waxaad arki doontaa nin isku magacaabay Qurac Qalooc, ninkii yaqaan ayaa yaqaan ninkaan aqoonina yeelkiis, halkaas imaada oo gambar qaata oo waxaa la idiin keenayaa qaxwe, bur kutumbow, xalwanaasi, Xalwo Baasandi oo ku xiran cawdii ama tii Cabdalla Saciid, Mushkaagii lagu dubi jiray dugsiga Calanley gadaashiisa ee Bin Ganaab. Soo dhowaada |
    gurey | Friday, September 08, 2000 - 07:37 am reer kismaayo ku godoonsan denver salaan all reer kismaayo |
    FAYSAL yare | Saturday, September 09, 2000 - 12:48 am aaway dhalinyaradii ciyaal faanoole wali wax ciyaal faanoole maarkin mida waa mahadsan tahay mukha waxay idinsiisy meel lagahelo rer kismaayo oodhan waa somaliNet.Discussion waxii rer kismaayo halkaas ayaa lagahelaa aqayaaray waana mahad san tihiin sida aan wada xariireeno waan ku farax sanahay wiil iyi gabdho sidaa iyo xariir wanaagsan meel kasto ee joogaan waad salaamantihiin kismaayo iyo kistaada diaa iyo nabad galyo |
    diinow | Wednesday, September 13, 2000 - 09:35 am hello! war yaa yaqaan yaxye farah jaamac oo kubada u ciyaari jirey kooxda bada? wuxuu macalin noqday 1983 markuu qalin jabiyey. waxaan xasuustaa laacibnimadiisa. wuu darbo dheeraa. hooyadiis cosobo ayaa la oran jiray. wuxuu ahaa mareexaan ama ogaadeen. ma xasuusto boqolkiiba boqol cidiisa. 1974kii ayuu aabihiis dhintay alaha u naxariistee wuxuuna ahaa fasalka 4aad. meeshuu joogo un iisoo sheega diinow |