Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaan u mahadceliyaa oo yaqaan CABDIQANI MUUSE DHEERE FAQASHINI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFLOW

Monday, February 19, 2001 - 12:00 am
WAXAAN RAADINAYAA CABDIQANI MUUSE OO AY IIGU WARDANBAYSAY MAGAALADDA TORONTO SANADKII 1992.
WUXUUNA HORAY U JOOGI JIRAY HOLLAND MARNA WAXAA LA IIGU SHEEGAY SEATTLE QABIIL AHAAN WAA FAQASHINI
WAXAA RAADINAYA HASSAN AFLOW OO AAN HOLLAND ISLA DEGENEEYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waran

Monday, March 26, 2001 - 07:54 pm
ku; aflow

waad salaaman tahay marka hore,a/qani muuse runtii waan aqaanaa waxaa iigu war danbaysay isagoo jooga seatle,oo universaty kaga jira balse waxaan isku dayayaa in aan kuu helo oo waxaa jira walaalkii A/risaaq muse oo dagan Nashville,tenesee u.s.a aniga waa adeeraday nimankaas aan kor ku soo sheegay hadii ay dhabkaa tahay oo aad rabto A/qani igala soo xiriir e-mailkan dalmar12@hotmail.com mahadsanid
A/asiis I. Yusuf dawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiqi

Thursday, March 29, 2001 - 07:05 pm
Aflow Marka hore waad salaaman tahay salaan kabacdi. Ninka aad raadinayso C/qani Muse oo Fiqishini ah waa laguu yaqaan mida kalena waa laguu sheegi karaa meesha uu joogo. Ee bal hadaba hadday run kaa tahy igala soo xiriir e-mailkaan oo ah Mirreh24@hotmail.com. Bye nabadee.