Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): fadlan meelkusheeg saaxiibkay abdi fitaax abdirxmaan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad (Public user)

Unrecorded Date
salan diiran kadib aqristayaal waxaan raadinaya nin aanan in mudo ah warkiisa helin markii ii wardanbay uu soomaliya ka aaday dalka masaradia magalada qaahira wuxuuna daganaa xafada hodan hadaba saxiibayaal hadii aad warkiisa haysiin ama aad isla joogteen masar warkiisa halkaan iigu dhaaf.waad mahadsan tahiin dhamaan tiina.

thanks.