Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan Baafinayaa MAXAMED AWAYS SHARIIF oo Reer Waaberi ahaa dhigan jirayna Dugsigii sare ee Rage ugaas 1986-1990........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yassin Mohamed Ismail

Monday, February 19, 2001 - 08:56 pm
macacayga wa Yassin M Ismail waxaan warkiisa doonayaa Saaxiibkay Maxamed Aways Shariif oo deganaa Waaberi inta u dhexaysa Buundada Afisione ilaa xerada Afisione waxa uuna dhigan jiray Dugsigii sare ee Raage ugaas sanadkii 1986-1990
haddii aad taqaanid please Email me:-
yasin@somalitalk.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aweis Adde

Monday, February 19, 2001 - 09:56 pm
Dear Yasin,
Anaa kuu aqaano maxamed shariif aweis oo aan xaafad wada deganayn. maxamed shariif wuxuu ku noqday somalia gurigoodii hore ayayna degan yihiin waxaadna kala xiriiri kartaa telphonkan ah: 002521-9-32196 oo muqdisho ah.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, February 22, 2001 - 09:01 pm
TO:yasin

Yasin walaal waan ku salaamay. walaal anigu waxaan ka mid ahay ardaydii iskuul raage ugaas 1988-90 adiguse fasalkeed ahayd...bal ila soo xiriir aan is waraysano e.
ahmedyare@onebox.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samsam

Friday, February 23, 2001 - 05:54 am
walaal waxaa aniga radinaya wiil asagana dhigan jiray iskoolka raage ugaas waqtigaas oo la dhaho maxamed weyne hada ogtihin ila soo socod siiya.