Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Xidigihii H/DH ee Cali Hussen Ama 8aadkii ugu danbeeyay ee ka baxa iskuulkaa gaar ahaan 8 T
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.Yare

Tuesday, February 20, 2001 - 03:08 am
Yaa arkay
Aadan Curi
Maxamuud M. Bashiir
Liibaan Axmed M
A/nuur Xarigle
A/kariim
Saciido
Deeqo
Xaawo
Caliyow
Maxamed Yuusuf
C/risaaq
Abuukar Malaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaameey

Wednesday, February 21, 2001 - 01:47 am
M.YARE
asalaamucalaykum waraxmatulaahi,saaxiib salaan kadib,adi ardaydi ugu danbaysay ee kabaxda 8aad maa rabtaa mise ardadii dhexe oo dhan,waxaan ahaa saaxiib 7aadi ugu danbeeyay,bro ha dooran hal fasal ama qayb fasal kamid ah ee adaa noo furay beejkaan adoo matalaya xidigihi cali xusaan,bro na ururi adna iscadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M_Yare

Thursday, February 22, 2001 - 03:07 am
Qaameeyow walaalow ha iga xumaan laakiin waxaan uga danlahaa bal inaan ogaado asxabtii aan sideeda sanadood buugaagta wada sidnay halka ay ku danbeeyaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARDAY

Thursday, February 22, 2001 - 12:25 pm
SALAAMA
AKHYAAREEY YAA ARKAY MAAMULEHEENII DR AAYATULAAH AR DUQA MANOOLYAHAY MISE WAA JIITAY,SAAXIIB ADI QAAMEEY MAA TAHAY MISE WAA SOO QORATAY MAGACA,M YARE GEESIGA WAXAAN AHAA AKHYAARTII 7AAD C QAAMAY AAN IS LEENAHAY AAN U MALYHAA EE ISA SOO CADEEYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.JUBBA

Monday, February 26, 2001 - 01:39 am
hi to mohamed yare marka hore salaan salan
marka xigta anigu reer madiinnaan ahaa laakiin ma ahay reer cali xuseen laakiin waxaan war kahayaa
saaxibkay abuukar malaay wuxuuna joogaa dalka USA hadaad u baahan tahy faah faagin dheeraad ah halkan igala soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamuud.M.Bashir

Sunday, March 04, 2001 - 04:32 am
To m.yare
Saaxiib waxaad iga gudoontaa salaan aad uqiimo badan. Saaxiib waad garan kartaa in hada laga joogo waqtigii isugu kaayo danbeesay 10 sano xasuustiina ay iska yaraatay, marka laga yaabi lahaa in hadii aad magacaaga oo sadaxan soo qori laheet ku garto lakiin hada anoo ka xun ma xasuusto m. yare lakiin igala soo xiriir Emailka hoos ku qoran si aan isu xasuusano


TO- M.JUBBA
Waad salaaman tahay inkastoo aanan magacaaga meesha ugaaga jeeda lagana yaabi lahaa inaan ku garto, saaxiib waxaan u baahnaan lahaa inaad ii soo sheegto meel aan kala xiriiro ninka aan mudada dheer fasal soo wada dhiganey ee Abuukar malaay adigoo mahadsan waxaad igaala soo xiriir kadhaa-
E mailka Sharaf@ofir.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arday

Sunday, March 04, 2001 - 07:30 pm
TO;ALL
CIIDWANGSAN KU CIIDA AKHYAARTA
akhyaareey malahayomiyaa qof war ka hayo maamulihii schoolka ee aayatulaah,akhyaarta ninkaas warkiisa ha la isiiyo waa cali qarxato oo jooga USA ha idiin macaanaato akhyaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 11:04 am
Sideebaa xidigihii Cali xuseen ku magacowday adoo katagey xidigaha soo socda oo kale ah:
1) cabdi xuseen (jeeri)
2) Abshir m.warsame
3) Xamdi xaaji jaamac
4) cabdiwali xassan nuur
5) Cabdikariim (baabo raqiis)
iyo dhamaan ardaydii kalaaska x dhigan jirtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissingInAction

Wednesday, March 14, 2001 - 12:04 pm
Talking about 8:X

Anyone know the where abouts of the following girls...

Ubax Cabdi
Cayni Maxamed
Amina Jaamac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaiser

Friday, March 23, 2001 - 09:55 pm
ku dhamaan akhyaarta cali xuseen iyo qaamey

dhamaantiin waad salaaman tihiin, kaa Kaiser ninka idinla hadlayaa waan ku faraxsanahay inaan idinku soo biiro, idinla wadaago hadal cali xuseen wuxuu ahaa goob xusuus mudan.

waxaan idin warsaday xagaad ku ilowdeen;;;;;;

ladan abdirahman
shurki
mursal abdillahi
mohamed shiikh
abshir m. warsame
xamdi xaji jama
saciid qaldaan
saciid mareexaan
mohamed yousef iyo walaashii layla

hadaan u baydho dhinaca sare wadajir,

meeyey maamule isku sheegii abdi qaadir jareer


thanks