Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): MUKHTAR XUSEEN QOORAANSEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kareem (Public user)

Unrecorded Date

Mukhtaar oo aannu meel kusoo wada kornay ayaa isugu keya danbeeysay muddo kabadan afar sano. waxaa la ii sheegay in uu aaday dalalka Urub mid ka mid ah. Warna kama hayo meesha uu ka joogo.

Hadaba hadii aad ogtahay, fadlan ha igala soo xiriiro emailkeyga kan:
Schoolka


hass0124@tc.umn.edu

ama keyga kale ee


Kariim99@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEI (Public user)

Unrecorded Date
QABIILKEE WAAYE??

ANI MIDKOOYAAN AQAAN MAJEERTEEN OO NORWEY JOOGEE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IFRAH (Public user)

Unrecorded Date
WARAA MUQTAR XUSSEIN QORAANSEEY ABTIGAY WAAYE
WUXUUNA KU NOOLYAHAY DALKA NORWAY HADII AAD U
BAAHANTAHAY WAX FAAFAAHINA IGALA SOO XIRIIR
IFKA78@HOTMIAL.COM