We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date ANIGA OO MAGACAYGU YAHAY CABDI WARSAME WAXAAN IDINKA CODSNAYAA WALAALAYAAL HADII AAD GARANAYSAA ARDAYDII DHIGAYNAYSAY DUGSIGA HOOSE DHEXE EE AHMEDGUREY GAAR AHAAN SANADIHII 1989 ILAA 90 WAXAAN KA CODSANAYA IN AY IGA SOO XIIRIIRAAN EMAILKA OO AH WARSAME21@YAHOO.COM ARDAYDA AAN BAAFINAAYANA WAXAA KAMID AH SACIID DHERE AHMED FAARAH JAAMAC AMINA CABDI HAJI MARYAN CADAY CASHI CALI WARSAME YAASIIN YARE DAYAX XIMBIL KHADRO CUMAR CUSMAN FARHIA BUUDH DEEQA CABDI MUSE UBAX CABDI MUSE AMINA CABDI WARSAME CANAB CABDI WARSAME AMINA NUUR XOOSH GULED AHMED IYO KUWA KALE OO BADAN MINFADLAN HADDII AY GARANAYSO ARDAYDAA QAAR KAMID ILA SOO XIIRIIR
|
| | Unrecorded Date Waxaan isku magaalo degan nahay tiritoorkii Axmed Gurey(Saleebaan) wuxuu joogaa Australia, Melbourne isga ma raadi neeysaa...
|
| | Unrecorded Date ukun waad mahadsanahay ee isaga ma raadinayn thanks
|
| | Unrecorded Date to warsame; caasho cali warsame is in tanzania married to an italian man with two childrens
|
| | Unrecorded Date To ahmed Hi ahmed can you tell me her Tlf no or address please and even more information if you can get Thanks
|
| | Unrecorded Date Walaalayaal waan badalay Emailkaas kor ku qoran Waxaadna igala soo xiriiri kartaan E-mailkayga cusub oo ah Qadar21@usa.net Xiriir wacan Waxaan sugaaba waa fartiimihiina iyo jawabihiina by warsame
|
| | Unrecorded Date to: warsame, gacalka waan dhigan jiray school ahmed gureey sanadkii 1989-1990, oo markaas qaxii yaa dhacay, laakiin saaxiib classkee yaad aheyd" walaahi si fiican kuuma garan sxb, dadkaas oo dhan waa hore ayaa iigu war dambaysay oo hadigu maskaxdaada wali waa fuunto oo si fiican yaad dadka u taqaan, thannkz but do you knew qaldaan, aaye,
|
| | Unrecorded Date Waa salaaman tihiin Ciyaal iskuul AxmadGurey. Warsame Saaxiib asxaabtaan aa magacyadooda sooqortay kuli si fiican aan u aqaan laakiin hada meel eey aduunka kaga nool yihiin ma aqaano. Xinbil kaliya ayaan kawarqabaa oo jooga Denmark. Asxaabta kale meel eey joogaan ma aqaano . Aniga Laftigeeyga waxaan kamid ahaa gaajadii dhiganjirtay AxmadGurey , Magaceeygana waxaa ladhaa c/qaadir oo ku magacdheer (SHACUUREEY). Reer AxmadGureey kheer aan aan idiin rajeeynaa Kuligiin . Saas iyo nabadgalyo iyo waliba ismaqaldanbe oo xiisoleh. By:Shacuureey
|
| | Unrecorded Date to warsam hey br waxaan dhigan jiray axmed gurey waxaad iloow dadka iskuulka ugu caan sanaa waxaan dhigan jiray faslka j waxaad isloowday anwar iyo muqtaar oo walaalo ahaa hodan maxamuud samatar saxiibteed idil animo cumar yuusuf madoobe ali kacaan xogolof abdi qaalaq walaashis ifraax iyo aden\ waxaad iloow dadka oo dhan br this my e-mail xaaji4@hotmail.com
|
| | Unrecorded Date by:abshir. hey, shacuureey and xaaji waxaan u maleenayaa anwar inaad taqaatiin, sxbayaal anwar wax uu jooga australia , he still a alive.... waraa shacuureey ciyaal xaafadaynii oo ka gadaalaysay school ahmed gurey awaayeen, kuligood baasuuke yaa lagu qarxiyay ayagoo dhacaya saanbuuskii ahmed gureey loogu talagay kuwii primaryga ahaa... anyone 8b class in 1991, join my webside www.ahmedgureey.com.. feel free by: abshir, waraada i cafi yaah kuwii aan ka xoogi jiray saanbuuska iyo bajiyaha iyo gabka. bye :dhuuniyiintii ahmed gurey for emailin :: saash@mailcity.com
|
| | Wednesday, January 17, 2001 - 10:36 pm WARYAARAHEE ANIGUBA WAXAAN DHIGAN JIREY AXMED GUREY SXBAYAAL WAXAAN AHAA CLASS 6B WAXAAN ISKU CLASS AHEYN NIMAN LA ORAN JIREY IYO GABDHABA.. ILBUUNDO ISHWAAQ XABIIBO AWEYZ IYO SAHRO OO GURIGOODA GUBAN JIREY OO AXMED GUREY HORTIISA DEGENAA ILA SOO XIRIIRA CABDULAAHI OO MURAAYO AY EEDADA U AHAYD JAMAC GUULWADE IYO KUWO AAD U BADAN OO AAN XASUUSAN MARKAA WAXAA LA IYIRAAHDAA CABDIRAXIIN GABR WALAASHEY OO ISKUULKA ILA DHIGAN JIRTEYNA WEY JIRTEY OO LA DHIHI JIREY RAXMO MARKAA SXBAYAAL DADKAA HADAAD MEEL KU OGTIHIIN AMA IDINKUBA AAD DHIGAN JIRTEEN WAXAAN WALAALO NAHAY OO BAAR UBAX AAD LOOGA GARANAYAA MAXAMED MASTAANA IYO CALI DHEERE.... EMAILKEYGU WAA ABDI2001@HOTMAIL.COM WAXAANA JOOGAA MAREYKANKA P.S ISHWAAQ AAD AYAAN U RAADINAYA OO WAXAY DEGENAAN JIRTAY GURYO JIDKA SHIIRKOLE SHISHEY KA XIGEY......
|
| | Wednesday, January 17, 2001 - 10:40 pm WAXAAN KA ILAAWAY SAAXIBKEYGA QAALIGA AHAA SICIID (EENOW)OO AY WALAALAHA AHAAYEEN SAACID WAXEY AHAAYEEN MAREEXAAN AND BYE THE WAY TIRITOORKII AXMED GUREY ANIGAABA DEGENAAN JIREY MELBOURNE AUSTRALIA WAANA KU ARKAY SIDIISII LEE WAAYE........WAXAAN DEGENANN JIREY SCHOOL MUUSE GALAAL GADAASHIIS...GURI KA DANBEEYAYBA..
|