Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): WALAALAYAL ADINKA OO AAD UMAHADSAN YAA II SHEEGI KARA INAN LAYIRAAHDO ABDI RAXIIM YARE OO AHAA REERYAAQSHHIID GAAR AHAAN WADADDA SODONKA FARMASHIYE TOWFIIQ OO XALWO CUNIDA AAD UGU FIICNAA wuxuuna joogay markii iigu war danbaysay wadanka U.K
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali Dheere

Thursday, February 22, 2001 - 09:53 am
Waxaan doonayaa in aad iisheegtaan wiilkaas abdiraxiim layiraahdo oo markii iigu war danbaysay joogay wadanka ingiriiska wuxuuna kasoo galay ingiriiska talyaaniga isagoo markii hore joogi jiray yamen.
wiilkaas oo hada odoyoobay waxaa raadinaya dadka kala ah nasra oo ay ingiriiska isla dhigan jireen nasradaas oo deganayd xalwo qiblatayn iyo nin layiraahdo cali dheere oo ay waligoodba saaxiibo ahaan jireen.
cidii garanaysa fadlan hakusoo hagaajiso informatoinkiisa e.mailkaa:amir015@usa.net
waad mahadsantihiin.