Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaa aan baafinayaa saaxiib qaali igu ah oo aanan arag 16 sano lan yiraahdo Aada barre maxamed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samad2604

Friday, February 23, 2001 - 03:22 am
waxaa aan raadinayaa wiil aan saaxiib nahey oo eynaan is arag maqalna mudo 16 sano ah waxaana la yiraahdaa Aadan barre maxamed oo waxaa iigu war danbeysey isaga oo joogamagaalada [Otawa]ee dalka canadawaxaa uuna ka shaqeynayey safaarada ey somalida ku laheyd canada oo uu darawal u ahaa qunsulka markaa joogey canada oo ey ilma abti ahaayeen lana oranjirey Axmed maxamed jaamac.
marka walaalayaal waxaa aan si sharaf leh idiinka cadsanayaa cidii war u heysa Adan barre maxamed ama Axmed maxamed jaamac in ey ila soo socod siiso adareyskeyguna waa samad2604@home.nl