We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 06:08 pm waxaan baafinaya dadkii ka baxay DUGSI SARE XAMAR especial GAASIRA AXMED oo markii iigu dambeysay joogtay TRONTO CANADA iyo UBAX CALI DIIRIYE oo iyadan iigu dambeysay soomaaliya 1986kii iyo FEYSAL CARABEEY oo markii iigu dambeysay joogay YEMEN oo QABIILKOODUNA WAA DHUL-BAHANTE! cid alle iyo cidii taqaan dadkaas ha ila soo xariiran fadlan e-mailkeygu waa genisheikh@yahoo.com magaceygana waxaa la yiraahdaa xaawo-geni mahadsanidiin!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 26, 2001 - 09:52 am to xaawo geni abaayo dadka aad sheegtay waxaan ka aqaan gaasiro ahmed deeq waxay degantahay magaalada virginia laakiin phone numberkeeda ma aqaan waxaadse weydin kartaa hadaad ka taqaanid dad in virginia laakiin waa kuu soo raadinaa intaasna ok byeee
|