Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kamal

Sunday, February 25, 2001 - 04:38 am
walaal waxaan raadinayaa gabar la yiraahdo malyuun xuseen idiris(baabro)waxay ahayd reer india,waxay daganaan jireen c/casiis oo ay ku lahaayeen baar wayn,waxaan ku maqlay in ay joogto london. fadlan qofkii garanaya halkan ha iigu dhaafo halkii lagala xiriiri lahaa. waad mahadsantihiin.