We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalamu Calaykum waraxmatulaahi, wabarakaatu. magacaygu waa Daahir Cumar, oo loo yaqaanay Daahir dheere, waxaan raadinayaa dhamaan ardaydii ka baxday dugsiga sare ee wadajir sanadkii 1987/88, gaar ahaan fasalka 4B, haddaan idin xasuusiyo ardaydaas waxaa ka mid ah; Cumar gaab (majeerteen) xuseen cadde,(majeerteen) sucdi (abgaal) daahir (mareexaan) C/laahi dheere (abgaal) iyo kuwa kale.. Ciddii kale ee aan magacyadooda halkaas ku soo xasuusan waayayba, fadlan igala soo xiriiro, cinwaankan e-mailkayga Daahireey@yahoo.co.uk
|