We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date please give me the whereabouts of this guy. he was lately seen in Madina, wadjir, area biiska. he has finished his secondary school in Wadajir sare year 1987/88.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAA JOOGTO WALAASHII RUQUYO HOLAND, AYADAA SAAXIIB AHAAN JIRNAY LAAKIIN TL WAAIGA DHUMAY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal daahir hadaan kuu sheego Gulee m tarax hadii uu yahay kay walaalaha yihiin cabdi taraxii ahaan jiray wasiirkii qaxootiga iisoo qor taleefankaaga ama E-mailkaaga anaa kuu soo sheegi meeshaad kala xidhiidhiye wuxuuna dagan yahay wadanka Holand.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war ninkaa la sheegayo anigaa og meesha uu joogo e, haddii wali raadinayo igala soo xiriira cinwaankan: Dhegah@yahoo.co.uk
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waan idin salaamay! Waxaan raadinayaa yar CABDIDEEQ la dhihi jiray oo saldhiga iyo iskoolka wadajir agtiisa deganaa. Wuxuu la dhashay Aniso oo Tarax(qaxootiga madax ka ahaa qabay). Wadajir sare ayaan isku galaas eheen hal sano.Fadlan haday jirto cid taqaano iyo meel uu ku danbeeyo ha ila soo xiriiraan. Aad ayad u mahadsantihiin!! hayan74@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 06, 2000 - 03:01 am To Saaxiibka magaca qarsaday saaxiib waxaad sheegayso haday runyihiin maxaad magacaaga u qarsatay waxaa la ogaa qof markuu aqbaar hayo in uu email ama tel ka tagee sida yarka kor ku xusan sameeyay. Mise waad cayaareysaa. Pls if you have any information pls leave your email
|