Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa Arkay, African-Village, illaa Isgoyska soddonka (Hodon) Dhallinyaradii (79--88)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JII-MAN

Wednesday, February 28, 2001 - 03:07 am
Haddii ay jiraan dhaliyaradii zoonahan deganaa weli dadkamid ah oo bayjkan arka, dabcan isku-daya in lagu wada xiriiro......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 05:43 am
hi jiimaan aboowe ini waxaan dagnaa near albarako hotel laakiin ma wiilal aad rabtaa mise gabdho aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RealKasa

Thursday, March 01, 2001 - 09:26 am
Hu Duqa

anigu nin reer Real Kassa ah baan ahaa markaa warkaaga cadee
xagaad ka daganayd kasaa bal balaare


anigu shineemada ayaan ag daganaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Friday, March 02, 2001 - 08:17 am
HI JIIMAN
ANIGA WAXAAN DEGANAA BAAR FEER FEER AGTIISA EE WARKA CADEE BRO ADIGA BYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN GOOBO

Wednesday, March 07, 2001 - 04:28 pm
ANIGUNA WAXAAN DEGANAA NUMBAR AFAR BALSE WAAN IMANJIREY XAAFADAAS KASABOBOLARE ANIGOO RAADINAYO GABDHAHA HALKAAS YAA IXASUUSTO (XASAN GOOBO)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Friday, March 09, 2001 - 07:29 am
to xasan goobo
abowe aniga ayaa xaafadahaas deganaa ee gabdhaha aa raadinaysid ma cadayn kartaa thnks.
to jii-man
laba xaraf aa soo qoree disappear aa sameenee bro where u at byeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.QOS.

Sunday, March 11, 2001 - 07:49 am
hodan, hibo walaasheed maad tahay.oo deganayd isteeshanka kasa balbalaare.
aniga waxaan deganaa baar kaah agtiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Monday, March 12, 2001 - 11:12 am
to h qos
waa ku salaamay aboowe aniga ma ahi hibo walaasheed waxaan degenaa carwada albaabkeedii yaraa hadaad xasuusatid agteeda ok adiga dhuusaaye miyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.QOS

Wednesday, March 14, 2001 - 03:58 am
To Hodan

Hodan ku salaamay' aniga gabar aan ahay.
carwada dhinaca deeqo & qamar yuusuf agtiisa maad deganaydeen.
Aniga waxaan deganaa baar KAAH agtiisa oo yaasmiin saalx aan daris ahaan jirnay.

Deeqo iyo indho-uroon, ayaan, cismaan jabaan, nimco awdhoonkare aan isku lood ahaan jirnay
markii uu dugsiga/hoose ee kaasobalbalaare, aniga
dadkii loo badalay shiikh madar ayaan ku jiray.

aniga ingiriiska ayaan jooga.
adiga intee joogtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Thursday, March 15, 2001 - 05:16 am
to h.qos
heey email me or leave your email i think i know you ok byee Bullo71@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Casa-popolare man

Tuesday, March 27, 2001 - 11:31 am
Salaam aqyaarta,
H.Qoslaaye dadka aa sheegayso waa kasay dhamaantood,waana dadkii ciyaal xaafadayda,Yasmiin saalax-na Toronto ayadoo joogtaa ogaa,cismaan-japan aa inta ila joogay 2 days.aniga waxaa deganaa guryihii shineemada gadaasheeda.
Hodan adna waa kasay dadka aa sheegayso Axmed-dhuusaaye,laakiin carwada agteeda dadkii deganaa ehmmm Ilmo-faragaab maa tahay mise cidii ka soo horjeeday oo jiiska,mise kistoo hos darbiga carwada cali saalax naaji(cali-caleeyo).
gabdhahaa sheegaysaan oo isteshinka deganaa intay ku danbeeyeen.
aniga Vancouver,Canada aa deganahay idinkana war ha la idinka helo kan qolka furayna wuxuu raadinaa dadkii deganaa sara african village iyo wixii ka koreeyay ilaa 30,hasan goobo adi xaafada maba lagaa yaqaanee intee imaan jirtay,yaase ka taqaanaa dadka xaafada waa la is yaqaanee,huh:(
Real kassa shinemada hadaa agteeda deganyd allore waa is kasaynaa sxb ee yaa tahay shiiradeese deganyd waa ogthay jiiro jiiro inay ahaydee.
kii kaasa ah hal-hal aa loo soo saaraa.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Wednesday, March 28, 2001 - 12:03 pm
to casa polpolare man
aboowe waan ku salamay aniga horta marka koowaad rer faragaab cidna kama soo horjeedin ee waxaa ka soo horjeeday sartii qabyada hadaad xasuusatid lol jiiska maxaa ka wadaa jii-aay oo wadanka ka soo guuray long time anyway aniga waxaan daganaa dhanka cali caleey iyo ha aadin waxaa soo aadaa dhankaa jiiska iyo oo shareero iyo laamiga jardiinki ku yaalay hadaad xasuusatid soo dhamaystir intaas.cismaan jabaan ma waxaad isla joogteen ottowa markii iigu danbaysay ottowa aan ku ogaayee anyway waan ku garanaa aan u malaynaa so email me ok byee
to h.qos
sis where have u been byyee email me or leave ur email plz thnks
to jii---man
heellllooooooooo wake up man
and the rest
viva la casa polpolaare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

datoore

Thursday, March 29, 2001 - 09:53 am
a/s dhamaantiin
wallaalayaal waa salaamantihiin
Xaafadu waa xaafadeedii kasada"m ali suufi" ka tag al baraka ,jiiro kusoo dhufo baar caynu shamsi ,ku joogso taleex buuladii kasoo horjeeday iyo agagaarka warshada caanaha
Laakiin waxaan degenaa hotel albaraka waxaa kasoo horjeeday foorno iyo meel BULUKEETIGA lagu sameeen jiray laguna tugan jiray maqribka sidoo kale waxaa kasoo horjeday biibito cadaawe iyo farmashiyo ,wax yar usii dhaqaaq dhinaca taleex waa garage reer waqooyi "waxaa laga dhisaayay masaajid sxbyaal miyaaa ladhameestiray ,hadaa iga danbeeseen"waxaa jirka kuhaayay meel cajiin"sorry magacii waa iigambiyay" horay usoco waa buuladi iyo meelihii lagu gaardin jiray
asxaabta intaas waa waxaan xasuusto laakiin magac yadii sxbaday waa la cunay" waan ilaaway "ee hadaa xaafadaas degeneed isoo xasuusi shugran

asxaabta hanii macaanaato isbarashadu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarbi

Tuesday, April 03, 2001 - 08:30 pm
Datoore that was good waxaan ka baxaay dugisga dhex taleex intaan dhingan jiray taleex waxaan ka shaqeenaya "parttime" warashad canaah makhayadii ku talay warashad canaah geskeeda abahay baa iska lahay waxan daganan jiray guriga bar ubax ka danbeyey iyo mar kale African village

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, April 09, 2001 - 05:47 am
waad salamantahhiin kuligiin ninkii meshan furay xagee buu ku danbeeyey waa noo gooyaeylol..

runtii waa loobahanyahy in lasxasuusiyo meeshii aan ku jaqaafi jirnay aniga waxaan u dhawaa maqaayada horseed waxaan a haa ciyaal banooni waxan katirsanaa ciyaal galayr.
hadii aad fahantahy halasla xiriiro amase aad dagalkii kabadbaaday.
mohamed.