Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): SHARMAARKE AXMED JAAMAC
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURSAL

Wednesday, February 28, 2001 - 07:30 am
A\CALEYKUM.WALAALAYAAL WAXAAN RAADINAYAA SAAXIIBKEY SHARMAARKE AXMED JAAMAC OO QABIILKIISA YAHAY MAREEXAAN.WAXA UU DEGANAA DEGMADA MADIINO-MAGAALADA MUQDISHO.WAXAA IIGU WAR DAMBEYSEY MARKII UU KU NOOLAA MAGAALADA PARIS-FRANCE SIDDEED SANADOOD KA HOR.FADLAN QOFKII WARKIISA HAYO HALKAN HA IIGU REEBO.W\CALEYKUM.