We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAA MAGACEYGA LA YIRAAHDAA JAMAAL MADOOBE WAXAANA RAADINYAA DAHMAAN DAHLINYARDII REER MUUSA GALAL AMA REER AXMED GUREY AMABA REER XAMAR JADIID AHAA WAXAA IDIN LEEYAHAY IGALA SOO XIRIIRA JAMAALALI@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN BAAFINIYAA DHALINYARADII C/YAAL LABO DHAGAX , BAAR UBAX , AXAMED GUREY , MUUSE GALAAL SXBYAAL WAXAAN IDIN LEEYEHAHAYHA LA IS XIRIIRIYO WAXAAD IGALA SOO XIRI KARTAAN MAGCEYNA WAXAA LA YIRIHADAA JAMAAL MADOOBE IGLA SOO XIRIIR jamaalali@hotmali.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Jamaal waxa warqadaan kuusoo diraayo waa Aanis cabdi caseer hadii aad xasuusatid waxaa daganaa xaafada xamarjadiid xuseen black agtooda hadii aad i xasuusatid igala soo xariir anisaser@htm.com dhalinyaradii xaafadaaqbaartooda ma haysaa ilasooxiriir waxaan joogaa sweden. jaaw
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalama Alaykum! Jamaal, ina habaryartey(Faadumo C/laahi Xuseen) baa iskoolkaas dhigan jirtay! Sidoo kale ka qalinjabiyay, habaryartey Khadar Xuuki Jamac-geri, abtiyaashay C/risaaq Xuseen Jamac-geri, C/laahi Xuseen jamac-geri, etc! Hadii dadkaas aad wax ka taqaano, ila soo socodsii! Wasalama Calaykum! Ahmad!*>.<*
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal axmed waad ku mahadsan tahay sidaad waxigu sheegtey balse walaal axmed halkee baan kal soo xiriraa hee maxa yeley madan qorin emailkada waxan ka codsanyaa inaad ku qorta emailkag adigoo mahdsan bye jamal madoobe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 06:39 pm jamaal waxaa ku salaamaya uulow oo ah qardoole walaalkiis iyo mahad baamuu oo jooga london. Waxaadna kala soo xiriiri kartaa homohamed@yahoo.com Nagu salaan dhamaan dhalinyarada Baar Ubax iyo Muuse Galaal ee jooga Denmark iyo aduunka intiisa kale ee aad la xiriirtid iyo dhurmaaye(cabdirashiid~) mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 10:46 pm WARYAARA ANIGU WAXAAN DHIGAN JIREY AXMED GUREY OO WAXAA LA IYIRAAHDAA CABDIRAXIIN LAAKIIN SCHOOLKA MUUSE GALAAL GADASHIISA GURI GADAAL UGA SOO JEEDAAN DEGENAA OO WAXAAN WALAALO NAHAY MASTAANA ..MARKAA SCHOOLKAAS WAXAA KA QALIN JABIYEY ABTIYAASHEY OO DHAN WAA HORE IYO WALASSHEY IYO WAXAA KALOO DHIGAN JIREY WIILAL AANU QARAABO NAHAY OO LAKALA ORAN JIREY JAAMAC MAXA'ED DUCAALE IYO AADAN MAXA'MED DUCAALE IYO SICIID CAWAD MAXAMUUD MARKAA MAREYKANKA AYAAN JOOGA NAIGU IGALA SOO XIRIIRA ABDI2001@HOTMAIL.COM
|