Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Malaga yaabaa inaad garatid
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Thursday, March 01, 2001 - 08:53 pm
waxaan raadinayaa gabar ladhaho ismahaan maxamuud aadan oo degganeyd suuqa bakaaraha dhiganna jirtey iskool xamar jidiid inkastoo wakhti hore iigu dambaysey haddana fadlan haddaad meel ku ogtahay halkan iigu reeb wixii jawaaba,waadna mahadsantihiin.