Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): waxaan radinayaa ardadii school jabuuti xafda buula xuubay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadiijo (Public user)

Unrecorded Date
reer buula xubay or ciyaal school jabuti ila soo xariira. magacaygu waa khadiija xashi weheliye daganeed xafadii bulaxxuubay digatay dugsiga hoose dhexe jabuuti, waxaaan radinayo waa ardaydii dhigatay 1990-91 ahaa class sideedad so igla soo xariira my Email
hidaia@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed (Public user)

Unrecorded Date
walaal anaa kamid ahaa ardaydaas ee waxaad igala
soo xiriirtaa e-mail kan
sanyare-99@hotmail.com
laftayda ayaa raadinayey ardaydaa qaarkamida ahe
nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL45 (Public user)

Unrecorded Date
anigana waxaan daganahay xaafada BUUL XUUBEY hada ilaa yaran teenii waxaana dhigan jiray iskuuka jabuuti magaceegun waa cadar maxamud colow igala soo xiriira email kan LUUL45@YAHOO COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIRISAK

Unrecorded Date
anigana waxaan daganaa xaafada Buulo-Xuubey hada ilaa goortaan dhashay waxaana dhigan jiray skool Jabuuti,waxaan ahaa ciyaal bangaariyo magaceegana waa abdirisak GOROJE ee igala soo xariira e-mailkan GOROJE@HOTMAIL.COM