Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa arkay Abshir Cabdalla Mansuuri..oo ahaa ardaydii kulliyadda caafimaadka.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirashiid

Saturday, March 03, 2001 - 09:48 am
Walaalayaal waxaan raadinayaa Abshir Cabdalla Mansuuri oo ahaa dhallinyaradii kulliyadda caafimaadka iyo qalliinka dhigan jirtey. markii iigu dambeysey waxaa la iigu sheegay talyaaniga, markii xigteyna Ingiriiska ayaan ku maqlay.
Aniga magacaygu waa Cabdirashiid Axmed ismaaciil ismaabdi@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baxsan

Thursday, March 15, 2001 - 09:29 pm
Walaal waan ku salaamey, wiilka aad raadineysid wuxuu ku sugan magaalada Roma ee dalka Italy, halkaas oo uu ka sii wato waxbaradiisii caafimaadka.
Nasiib wacan!