We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI GUYS!!!! WAXAAN AHAY ARDEY DHIGAN JIREY Y,CUSMAAN SANAD DUGSIYEEDKA 89-90 WAXAAN AHAAY 8aad GALAASKA B. AANA DHIGAN JIREY. WAXAAN RAADINAAYE WAA DADKII AAN ISKU FASALKA AHEYN AMA ISKU GURUUBKA AAN AHAAN JIRNEY PLZZZZZ ILA SOO XIRIIRA HADAAD ARAGTAAN WARQADAAN INAAN DADKEEGII HORE LA SHEEKEYSTO OO WAXAY KU SUGAN YIHIIN OGAADO AAN JECLAAN LAHAAY......WAA MARKII LABAAD AAN SAAN USOO QORO LAAKIIN WAX IISOO JAWAABO MARKII HORE WAAN WAAYEY ......BUT THIS TIME I HOPE TO GET ANSWER. JAAAW.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hi A/kadir waxaan dhigan jiray dugsiga Yassin Osman, galaaska 7aad 1990. if you know someone who was in that grade please contact me. you can reach me at hodan19@hotmail.com do you know Yassir Khalif Samatar who was also in grade 8 in 1990. Ramadan kariim A/kadir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hi waxaan ahay gabar dhigan jirtay dugsiga yaasiin cusmaan .waxaan ka dhigtay galaaska koobaad ilaa sidee daad . sanadkii 1990 ayaan sideedaad ahaa. waxaana dhigan jiray galaaska j. dadkii aan isku loodka aheen ayaan rabay inaan la xiriiro xataa. in mudo 10 sano laga joogo ayaan raadinaayey. asxaabteedii ,ilaa iyo hada na dad wax jawaab ah ma helin. waxaan si gaar ah u sii raadi naayey. saxiibaheegii: sagal cadulaahi ciise , farxiya iyo faakiha mohamed. qofkii garanaaya , ama dhigan jiray yaasiin cusmaan waqtigaas,fadlan ila soo xiriir adr.fahma76@hotmail.com
|