We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ma ahaan jirtay ciyaal 8. Maajo ama Ciyaal dugsi sarre Maxamuud Axmad Cali. Ma degenayd Yaaqshid ama Kaaraanta soke sida Fagax, Kaluunka, Lafa-weyne, Feeynuus, Arjantina, Toowfiiq, Kaah. Intaasba haah ma uga jawaabi kartaa:- Hadaba waa adiga qofka aan doonayo, fadlan igala soo xiriir e-mailkan. bashaash@usa.net
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Duqiyow aniga meesha aad sheegtay iskuul ayaan ku lahaa la yiraa Tako School of Languages hadii aad garatid igala soo xiriir wiilsan@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, June 27, 2000 - 05:43 pm yaa arkay ama meel kusheega gabar layiraahdo faadumo cumar saalim oodusiga dhexe ee shibis dhigan jirtay oo aan u maleey nayo in ey daganeed kaaraan waxaayna aheed carab soomali waxaa raadinaya anigoo maxamed cabdulkhaadir xirsi qoftii meel ku og ha ii soo sheego emailkeygu waa jowdhii@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 05:37 pm waxaan radinaya fadumo cumar saalim iskoolka shibis dhiganjirtay markii iigu war dambeesay waxaan ku jirnay xalane oo anigoon dhameesan ka tagay fadlan qofkii meel ku sheegta ha ila soo sacod siiso ciyaal kaaraa ama shibis ayeey daganeed waana yama iyo somaali iska dhal iyo in carabtahay ma kala aqaan haddii meel aad ku sheegtiin eemelkaan iigu soo hagaajiya joowdhii@hotmail.com
|