Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA YAQAAN XALIIMO WARSAME CAYNAB AMA ARKAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahiim

Monday, March 05, 2001 - 01:12 pm
ASSALAAMUCALAYKUM
dhamaan akhyaarta soo galaysa beejkaan waad salaamantihiin,walaalayaal waxaan baafinayaa gabadha la yiraahdo,XALIIMO WARSAME CAYNAB oo marki iigu wardanbaysay la iigu sheegay dlka USA magaalada MPLS fadlan cidi garanaysa ama aragtay haigala soo xariirto meeshaan waad mahadsantihiin
mahadsanidin