We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Fadlan waxan raadinayaa cid reer ceergaabo ah oo netka isticmaasha oo ay dani ka hayso ceergaabo iyo agagaarkeeda. hadii ay jiraan waxan ka codsanayaa inay igala soo xiriiraan boggan. waxaan jeclaan lahaa bal inaynu ka wada hadalo sidii annu dadkeenii iyo dalkeenii wax ugu qaban lahayn oo aynu ula tartami lahayn umadaha kale. sxb qabiilkana inaga daaya sababta oo ah intaynu waxaa wadno inaga uun baa isku habsaamayna.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan bafinayaa walaashay maryan nuux cali qabiilkeeda majeerteen, cali saleebaan.daganeyd xamar howl wadaag 1991.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sanaag cidwaayey waxa aan in badan baafinaayey qof reer sanaag ah oo ay fekradayadu meel u wada jeedo oo jecel danaha iyo gobalka iyo dadka reer sanaag waa runtaa oo walaal saad ogsoontahay dakii iyo dalkii waynu ka hadhnay hadii aynu nahay guud ahaan reer sanaag meelkasta oo ay joogaan saynu ogsoonahay gobolka sanaag waxa uu ka koobanyahay todoba degmo waana todobada dalka ugu liidata guud ahaan soomaaliya gaar ahaan gobolada waqooyi iyadoo saad ogsoontahay gobolka sanaag uu ku yaalo gobolada ugu qanisan dalka soomaaliya wax kastana Rabi u dhameeyey markaawalaal hadalkugu daalin maayo eewarara intaa kabadan ayaan hayaa ee bal ila soo xidhiidh ciwaanka hoos ku qoran waxan ku rajawayn ahay in aad i garan doonto waayo koley ciyaartooygii reer cerigaabo ayaan ahay sanadadii 1986 iyo waxii ka dambeeyey markaad ila soo xidhiidhid ayaan si fiican u wada sheekaysandoon WASALAAMA CALAYKUM WARAXMATULAA WAASANAAG CID WAAYETOO KULE ILASOO XIDHIIDH SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To geyre sxb miyaanad wax akhriyi karin. halkani waa reerceergaabo page markaa hadii aanay walaashaa reer ceergaabo ahayn sxb page kale sameyso. Sanaagcidwaayey sxb waa sax inaynu danaheena ka wada hadalo oo aynu bal ka tashano sidii aynu magaaladeena iyo dadkeenaba ugu dari lahayn umadaha kale. Sxb adigu weli ciwaankaagii iima soo sheegin laakiin waxaad igala soo xidhiidaa this e_mail:b_xaaji@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To reersanaag walaal waxan fariin kuugu dhaafay cinwaankaaga aad tidhi igala soo xidhiidh anigana waxad igala soo xidhiidhi doontaa cinwaankanhoos ku qoran wasalaamacalaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To reersanaag walaal waxan fariin kuugu dhaafay cinwaankaaga aad tidhi igala soo xidhiidh anigana waxad igala soo xidhiidhi doontaa cinwaankanhoos ku qoran wasalaamacalaykum hamsesanaag.hotmail.com
|