We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 06:02 am walaalayaal waxaan idinka codsanayaa cid alaale cidii taqaano ama meel ku sheegto in ay ila soo xiriirto idinkoo mahadsan. walaalayaga somali waxaan raadinayaa wiil aan ilmo adeer nahay oo magaciisa la yiraahdo cabdicasiis xasan cali [abdiasiis hasan alow] oomarkii iigu danbaysay ku noolaa U>K waxaana iigu danbaysay sanadkii 1995 bilawgiisa, markii iigu danbaysay waxaa lagu sheegay xaafadahan west ealing, iyo masaajidka shabarbuush agagaarkiisa xoogaana wuu xanuunsnaa xaga maskaxda maka waxaan idinka codsanayaa cid alaale cidii meel ku sheegta amaba taqaano meel uu ku danbeeyay fadlan igala soo xiriira emailkan amina1974uk@yahoo.com amaba halkan fariin iigu dhaafa, waad madadsantihiin dhamaan, salaamo calaykum
|