Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Baafin : Reer Kaambo (Axmad Shanle, C/Qaaddir M. Dahraan, C/Xakiin Shire Muuse, Maxamuud Biibaaye)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashid

Wednesday, March 07, 2001 - 09:11 pm
Fadlan qofkii meel ku sheega saaxiibaday oo kala ahaa :-
1- Axmad C/laahi Shanle-Majeerten, Cali Saleebaan
2- C/Qaadir Muuse Dahraan - Majeerteen, Ciise M.
3- C/xakiim Shire Muuse - Majeerteen, Sawaakhroon
4- Maxamuud Yuusuf Maxamed - Biibaaye -Sawaakhroon

Ama hadday iyaguba arkaan baafintaa ha iigala soo xiriiraan e-mail (a_rashid_sa@yahoo.com)
Mahadasinidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KALTUN XUSEEN7

Wednesday, March 14, 2001 - 04:02 am
ANAGOO KALA AH SAFIYADHEEG IYO FATUUN ABDALA WAXAAN HALKAN KA BAAFINAYNAA SAAXIIBADEEN MAYMUUN OO MARKII NOOGU DANBEYSAY MAGAALADA MUQDISHO DAGAALADII KAHOR , WAXAYNA DAGANAANJIREEN HOTEL TOWFIIQ JIIRADA KA SOO SOKAYSA WAXAYNA LAHAAN JIREEN AAJANSIYO QABIILKEEDU WUXUU AHAA BAADICADE FADLAN QOFKII YAQAANA AMA HADII AY QORAALKEENA ARAGTO SIDADA UGU DHAQSAHA BADAAN HANAGULA SOO XIRIIRTO.KALTU7@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashid

Saturday, March 24, 2001 - 11:42 pm
Kaltuunay walaal,
Halkan waxaan ku baafinayay saaxiibaday, balse markan arkay inuu qof kale soo galay ayaan farxay markaan furayna waxaan arkay baafintaada, dadka aad baafinayso ma aqaan, ee fadlan haddii aad wax baafinayso furo meel cusub oo dadka kale u daa meelaha ay furteen... mahadsanid, waxaan kuu rajaynayaa inaad dhaqso u heli doontid cidda aad baafinayso.

Rasheed.